Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Macluumaad Scotland: 59 jir la ganaaxay kaddib markii uu si xun ula dhaqmay...

Scotland: 59 jir la ganaaxay kaddib markii uu si xun ula dhaqmay xoolo u dhaqanayay

0

Himilo – Dalka Scotland, nin xoolo dhaqato ah ayaa qirtay in uu si xun ula dhaqmay xayawaan kaddib markii muuqaal la faafiyay uu muujiyay isaga oo garaacaya Ido.

William Brown oo 59 jirka ah ayaa lagu ganaaxay 715 doolar iyada oo loo fiiriyay sharci soo baxay sannadkii 2006-dii. Tani waxay ka danbeysay markii uu qirtay in uu dhibaateeyay Ido uu xannaaneynayay 2018-ka.

Hay’ad difaacda xuquuqda xayawaannada ayaa dacwadda ku soo oogtay muwaadinka reer Scotland. Madaxa hay’adda ayaa sheegay in uu rajo ka qabo in ganaaxa uu digniin u noqdo dhaqamada xun ee aan la aqbali karin.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version