Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Cayaaro Seddex koox oo xiiseynaya Ainsley Maitland-Niles

Seddex koox oo xiiseynaya Ainsley Maitland-Niles

1

Himilo – Cayaaryahanka kooxda Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles ayaa la soo warinayaa in ay doonayaan seddex koox xilli warar badan ka soo baxayaan mustaqbalka laacibka Ingiriiska ah.

22 jirka ayaa sameeyay bandhig wanaagsan dhammaadkii xilli cayaareedka 2019-20 iyada oo tababare Mikel Arteta uu doonayo in uu cayaaryahanka ku sii hayo garoonka Emirates.

Si kasta, sida laga soo xigtay The Sun, kooxda tababare Mikel Arteta ayaa dooneysa inay iibiso laacibka si ay lacag uga sameyso heshiiskiisa taasi oo sahli karta in kooxda u dhaqaaqdo saxiixyo cusub.

Kooxaha xiiseynaya laacibka da’da yar waxaa kamid ah Tottenham Hotspur, Brighton & Hove Albion iyo Everton.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version