Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Sidee bahda waxbarashada u aragtaa xiritaanka baraha bulshada qaar?,daawo

Sidee bahda waxbarashada u aragtaa xiritaanka baraha bulshada qaar?,daawo

0

Dhawaan Dowladda Federaalka ah ayaa soo saartay go’aan lagu joojinayo qaar ka mid ah baraha bulshada iyo aaladda qamaarka ee 1xbet lagu magacaabo.

Inta badan bahda Waxbarashadu waxa ay qabaan in aan la xirin Barta Telegram hayeeshee ay soo dhaweynayaan in la xiro aaladda 1xbet-ka ee Qamaarka ah.

Waxaa ay maamullada Iskuullada, Barayaasha iyo Ardeydaba ku doodayaan in ay Telegram u adeegsadaan waxbarashada maaddaama uu ka mug weyn yahay WhatsApp .

Halkan ka daawo warbixinta.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/974139983858912/

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version