Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Sidee u shaqeeyaan Haweenka sameeya Burjikooyinka?,dhegeysi

Sidee u shaqeeyaan Haweenka sameeya Burjikooyinka?,dhegeysi

0

Haweenka ka ganacsada sameynta Burjikooyinka gudaha dalka lagu farsameeyo ayaa la kulmaya caqabado uga imanaya kuwa dibadda laga keeno.

Haweenkan qaar ayaa sheegaya in ay danta ku kallifto in ay mararka qaar beddelaan kuwa laga keeno dibadda oo ay sameeyaan naqshad u eg, warbixintan ayey kaga sheekeynayaan sida ay ku sameeyaan Burjikooyinka iyo heerarka la marsiiyo. C/Caziiz Rabaani .

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version