Sorry, you have Javascript Disabled! To see this page as it is meant to appear, please enable your Javascript!
Home Arrimaha Bulshada Sidee u soomi karaa qofka la nool Xanuunnada Macaanka iyo Dhiig-karka?, Daawo

Sidee u soomi karaa qofka la nool Xanuunnada Macaanka iyo Dhiig-karka?, Daawo

0

Iyada oo lagu gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramdaan waxaa jira dad xanuunsanaya oo ay ku adag tahay in ay Soomaan iyo kuwa qaba Xanuunnada raaga sida Macaanka iyo Dhiig-karka.

Haddaba sidee u soomi karaan dadkaas, ma jiraan tallaabooyin ay tahay in ay qaadaan si uusan Soonka u dhaafin?.

Waxaan ka wareysannay  Dr. Xanaan Axmed Muuse oo ah lataliye xagga cuntada ah.

Halkan Daawo:

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/210075198298657

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version