Home Macluumaad Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda Muqdisho

Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda Muqdisho

0

Jaamacadda Muqdisho ayaa ardayda cusub ee sanadkan ku soo biiray u qabatay toddobaadka dhaqanka oo lagu fahansiinayo nadaamka waxbarasho ee jaamacadda. Waxaa kale oo lagula wadaagay tusmo ku saabsan hab-raaca geeddi-socodkooda.

Hoos ka daawo sheekada oo buuxda.

 

 

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan
Exit mobile version