Toddobaadka Dhaqanka Jaamacadda Muqdisho

Jaamacadda Muqdisho ayaa ardayda cusub ee sanadkan ku soo biiray u qabatay toddobaadka dhaqanka oo lagu fahansiinayo nadaamka waxbarasho ee jaamacadda. Waxaa kale oo lagula wadaagay tusmo ku saabsan hab-raaca geeddi-socodkooda.

Hoos ka daawo sheekada oo buuxda.

 

 

error: Copy lama Ogola Fadlan