Himilo- Afartan iyo Sadax qof oo u badan haween ayaa dhintay kadib markii godad ay macdan ka qodayeen uu ku dumay galbeedka Mali, sida uu sheegay madaxa ururka warshadaha macdanta. Shilka ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Kenieba ee ...
Read More »Haweenka
Maxaa ka cusub heshiiska Xamas iyo Israel ay gaareen?
Himilo-Israel iyo Xamaas ayaa heshiis xabbad-joojin ah gaaray, kaas oo dhaqan galaya 19-ka Janaayo 2025, iyagoo soo afjaraya 15 bilood oo dagaal daba dheeraaday oo sababay khasaare nafeed iyo burbur baaxad leh oo ka dhacay Gaza. Heshiiskan, oo ay dhexdhexaadiyeen ...
Read More »Bar Haweenkeena 30 11 2024
Bar Haweenkeena 22 11 2024
Haweeneyda ugu dheer iyo midka ugu gaaban dunida oo kulmay
Himilo-Haweeneyda ugu dheer adduunka iyo midda gaaban ayaa ku kulmay magaalada London si ay ugu dabaal degaan Maalinta Diiwaan-gelinta Guinness World Records. Rumeysa Gelgi, oo dhererkeedu yahay 215.16 sentimitir iyo Jyoti Amge, oo cabirkeedu yahay kaliya 62.8 sentimitir ayaa ku ...
Read More »Bar Haweenkena 01 11 2024
Bar Haweenkeena 05 10 2024
Bar Haweenkeena 14 09 2024
Bar Haweenkena 06 09 2024
Lakulan Qoyska aan mudo dhowr sanno ah bixin lacag markasta oo ay maqaayad raashiin ka cunaan.
Himilo- Qoys Mexican ah ayaa lagu qabtay qiyaano kadib markii kaamirada laga arkay iyagoo saxankii ay wax ku cunayeen dhax-dhigaya baranbaro si ay lacagta raashiinka u diidaan bixinteeda. maqaayad ku taal dalka Mexico ayaa muuqaalka qoyskan soo galisay baraha bulshada ...
Read More »