Dastuurka soomaaliya wuxuu muwaadiniinta ku dhaqan dhulka jamhuuriyada soomaaliya siinayaa xuquuq ama xorriyad buuxda oo uu ugu noolaanayo dalkiisa, sida uu raba uu gu dhaq dhaqaaqi karo uguna ganacsan karo. Taas oo ay jirto hadana muwaadiniita soomaaliyeed ayaa ka cowda ...
Read More »Dalka
Waa sidee Adeegsiga Mooska ee Dadka Soomaalida ah, Dhegeysi
Moosku waxaa uu ka mid yahay wax soo saarka Beeraheenna, waxaana inta badan lagu tacbaa dhulka ku hareereysan Wabiyada inkasta oo uu ka bixi karo meel walba. In ka badan kun jaad oo kala duwan ayuu leeyahay mooska, waxaase ugu ...
Read More »Dhibaatooyinka ay la kulmaan Kalluumeysatada Xilliyada Dabeylaha,Dhegeysi
Xiliyada qaar waxaa Baddaha ka dhaca Dabaylo xoogan kuwaas oo sababa khasaaro soo gaara gaadiidka badaahaa maraya, si gaara ah waxay dabaylahaan saameeyaan kaluumaysatada iyo noolaha kale ee badda ku nool. Dabaylahan waxaa ay inta badan ka dhashaan xiliyada Cimillada ...
Read More »Gabdhaha ka ganacsada Digaagga ee Muqdisho, dhegeysi
Najmo Cabdullaahi Qaanso iyo Ruqiyo Cabduqaadir Boono waa labo gabdhood oo isku bahaystay inay hal abuur ganacsi wada hirgeliyaan. Hablahan dhalinyada ah waxay ku soo hanaqaadeen dalka, melena ugama bixin mudadii colaadaha. Heerkooda koowaad ee jaamacadda ayaa u dhamaaday. Waxay ...
Read More »Wareysi: Muhiimadda waxbarashada u leedahay Gabdhaha
Waxbarashada waxaa ay muhiim u tahay Aadanaha sida Ilaahey ku sheegay Diintiisa suubban, marka ay joogto waxbarashada Gabdhaha waa lagu kala argti duwanyahay inkasta oo sanadihii ugu dambeeyay laga gudbayay aragtida ah in aan gabdhaha wax la barin,Dadbadan ayaa dood ...
Read More »Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal
Nolosha ardeynimada waxaa ay leedahay duruufo kala duwan, hayeeshee Ardeyda Muqdisho waxaa u dheer dhibaato ay kala kulmaan adeegsiga Waddooyinka. Iyada oo si guud gaadiidka wax u yeelo taasina ay sabab u tahay sharciga waddooyinka oo aan la dhaqan gelin,waxaa ...
Read More »Sidee wax looga qaban karaa Ciyaal weerada?. dhegeysi
Marka taariikhda dalka dib loo eego, waxaa ku daabacan kooxo dhalinyaro is abaabulay ah, kuwaasi oo siyaabo kala duwan xoogooda u geliyay Wadanka. Marka la yimaado inta xoogga taban ugu yahoobay dalka, tusaale ku noqday, sida dhalinyaraddii SYL ee soo ...
Read More »Wariye Xarun soo saarta Ciyaartooyda da’yarta ah ka furay Muqdisho,warbixin
Magaalada Muqdisho waxaa 2018kii laga hirgeliyay akadeemiyaddii ugu horreysay ee Carruurta jecel Kubadda Cagta soo saarta. Waxaa akadeemiyaddan sameeyay Wariye Aweys Xaaji Nuur, oo sida uu inoo sheegay yaraantiisii jeclaa Kubadda Cagta,waxaana hadda ku jira tiro Ciyaartooy mustaqbal fiican ka ...
Read More »Taariikhda Baana Cali; Xiddigii kubadda Koleyga Soomaaliya
Himilo – Allaha u naxariisto Injineer Baana Cali waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1965-kii, isaga oo waxbarashada aasaasiga ah ku soo qaatay dugsiyada Raage Ugaas iyo Macallin Jaamac inta aanu waxbarashada sarre ee Injineeriyadda ku diyaarin jaamacaddo ku ...
Read More »La kulan- Orodyahankii Soomaaliya u soo hoyay biladda dahabka 2019
Himilo- Cabdullaahi Jaamac Maxamed waxa uu sannadkii 2002-dii ku dhashay magaalada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag, isaga oo halkaasi ku qaatay inta badan waxbarashadiisa sida Qur’aanka iyo maadiga. Cabdalla ayaa dugsiga hoose iyo dhexe kaga baxay iskuulka Surud ee ku yaalla ...
Read More »