Home / Habka-Nolosha

Habka-Nolosha

Haweeney laf kalluun ku margatay

Himilo – Haweeney u dhalatay dalka Thailand ayaa la kulantay xaalad naadir ah oo naxdin leh markii laf kalluun ay si lama filaan ah u istaagtay hungurigeeda, taas oo ugu dambeyn ka soo muuqatay maqaarka luqunteeda. Seygeeda Suriyan Buppa-art ayaa ...

Read More »

Dagaalka Iran iyo Isra’iil oo dhaqaale ahaan culeys saaray Isra’iil

Himilo – Dhaqaalaha Israel ayaa wajahay khasaare baaxad leh kadib dagaalkii 12-ka maalmood socday ee lala galay Iran, iyadoo kharashka dagaalka lagu qiyaasay in uu gaaray balaayiin doollar, sida ay xaqiijiyeen ilo dhaqaale iyo warbaahinta caalamiga ah. Sida uu qoray ...

Read More »

16 June – Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha

Himilo – Sannad kasta 16 June marka la gaaro waxaa QM ay u aqoonsatay Maalinta Caalamiga ee Qoysaska iyo Xawaaladaha. Xuska maalintan ayaa lagu aqoonsadaa doorka iyo kaalinta caadyaalka ah ee xoogsatada ka xoojiya dalalka ka baxsan waddamada ay u ...

Read More »

Morocco oo sheegtay in 2024 uu ahaa sanadkii ugu kululaa abid ee dalkaasi

Himilo– Hay’adda saadaasha hawada ee dalka Morocco ayaa shaacisay in sanadkii 2024 uu noqday kii ugu kululaa ee abid laga diiwaangeliyo dalkaas, iyadoo arrintan ay ka tarjumeyso isbedelka ba’an ee heerkulka caalamka. Warbixin sannadeedka hay’adda saadaasha cimilada ee dalkaas ayaa ...

Read More »

Iran oo ballanqaaday inay sii wadi doonto weerarrada ilaa Israa’iil “ka shallayso ficilkeeda”

Himilo – Iran ayaa ku dhawaaqday Sabtidii inay sii wadi doonto weerarradeeda milatari ilaa Israa’iil ay ka shallayso weerarkii ay ku qaaday Iran, sida uu sheegay Afhayeenka Taliska Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Iran, Sarreeye Guuto Abolfazl Shekarchi. Isagoo ...

Read More »

Guddiga UN-ka: Weerarrada Israa’iil ku hayso dugsiyada iyo goobaha dhaqanka ee Gaza waa dambiyo dagaal iyo xasuuq

Himilo – Guddiga Madaxa Bannaan ee Baaritaanka ee Qaramada Midoobay ee Dhulka Falastiiniyiinta ee la haysto ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay burburiyeen in ka badan 90% xarumaha waxbarashada ee Gaza, iyo in ka badan kala bar goobaha diinta iyo ...

Read More »

Muqdisho: Hilib qiimo jaban oo waddooyinka daadsan

Read More »

Iibka xoolaha iyo u diyaar-garowda Iidda

Himilo – Saaxibkiis ayuu ku waayay carafadii hore, kaddib markii geeska lo’ uu si lama filaan ah docda uga muday. Shiine Yuusuf, oo mid ka mid ah ragga xoolaha qala, ayaa weli la nool xusuustaas murugada leh. Inkasta oo ay ...

Read More »

Warbixin: Isbeddelka cimilada waa dilaa aamusan

Himilo – In ka badan 4 bilyan oo qof—qiyaastii kala bar dadka dunida—ayaa la kulmay ugu yaraan hal bil oo kulayl daran ah inta u dhaxeysay May 2024 ilaa May 2025, taas oo si toos ah loola xiriiriyay isbedelka cimilada ...

Read More »

Suudaan: 70 qof oo u dhintay cudurka daacuunka labo maalin gudahood

Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Khamiistii sheegtay in ugu yaraan 70 qof ay u dhinteen cudurka cholera magaalada Khartuum laba maalmood gudahood. Warbixin laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee Sudanakhbar ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay la tacaalayaan faafitaanka cudurka cholera ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan