Home / Caruurta

Caruurta

Aabbe isu xilqaamay in Carruurta uu gooysiiyo Waddooyinka,Daawo

Sheekh Maxamed Cali Ibraahim,waxaa uu isku howlay in Ardeyda iyo Carruurta maraya Waddada Ceel Qalow ee degmada Wadajir uu gooysiiyo Laamiga. Waxaa uu sheegay in shaqada uu isaga isu xilqaamay kaddib markii uu arkay Ardey badan oo ay dhibaato ka ...

Read More »

Sidee looga Ciiday Muqdisho?, Daawo

Dadweynaha Magaalada Muqdisho ayaa si weyn u ciiday iyada oo Carruur, Dhallinyaro iyo haween faraxsan lagu arkayay jidadka Muqdisho. Qaar ka mid ah dadweynaha Ciideystay ee isugu jira Carruurta, Dhallinyarada Rag iyo Dumar iyo Dad waaweynba leh ayaa la hadlay ...

Read More »

Diyaar garowga Ciidda Suuqyada Muqdisho

Iyada oo ay maalma kooban ka harsantahay munaasibadda Ciidul Fitriga ayaa suuqyada Muqdisho waxaa ka socda dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ee Dukaameysiga. Dad u badan Haween Gacmaha ka haya Carruur ayaa lagu arkayaa suuqyada Waaweyn ee Muqdisho kuwaas oo u ...

Read More »

Daawo: Sida loo afuriyo Carruurta Darbijiifka ahaa ee hadda xannaanada helay

Tiro ku dhow boqol Carruur ah oo laga soo ururiyay Jidadka muqdisho ayaa ku jira Xero ay Maamusho Siraad Maxamed, oo ku magac dheer Maamo Ugaaso. Waxaa ay halkan tiro dhalinyaro ah la kaashataa xannaaneynta Carruurta sanado ku dayacnaa jidadka ...

Read More »

Baraha God qashinka qodi jiray, dhegeysi

Waayuhu waxaa uu qofku baraa cashar nololeed, kaas oo ku xiran hadba sida uu u wajaho, Cali Isaaq oo 22 jir ah,waxaa uu ka shaqeysan jiray godidda Godadka xaafadaha ee Magaalada, haddase waa Bare ay fasalkiisu fadhiyaan tiro ka mid ...

Read More »

Saameynta taban ee Taleefanada iyo Carruurta, dhegeysi

Saameynta taban ee isticmaalka ticnoolajida waxaa kamid ah in uu meesha ka saaray xariirkii u dhaxeeya caruurta iyo waalidkood, kadib markii waalid badan ay caruurta ku mashquuliyeen TV ama mobia. Xilliyadii hore caruurta iyo waalidka waxaa dhaxmari jiray xariir qoto ...

Read More »

Ardey dhibbane u ah Gaadiidka Dowladda, warbixin maqal

Nolosha ardeynimada waxaa ay leedahay duruufo kala duwan, hayeeshee Ardeyda Muqdisho waxaa u dheer dhibaato ay kala kulmaan adeegsiga Waddooyinka. Iyada oo si guud gaadiidka wax u yeelo taasina ay sabab u tahay sharciga waddooyinka oo aan la dhaqan gelin,waxaa ...

Read More »

Sidee wax looga qaban karaa Ciyaal weerada?. dhegeysi

Marka taariikhda dalka dib loo eego, waxaa ku daabacan kooxo dhalinyaro is abaabulay ah, kuwaasi oo siyaabo kala duwan xoogooda u geliyay Wadanka. Marka la yimaado inta xoogga taban ugu yahoobay dalka, tusaale ku noqday, sida dhalinyaraddii SYL ee soo ...

Read More »

Wariye Xarun soo saarta Ciyaartooyda da’yarta ah ka furay Muqdisho,warbixin

Magaalada Muqdisho waxaa 2018kii laga hirgeliyay akadeemiyaddii ugu horreysay ee Carruurta jecel Kubadda Cagta soo saarta. Waxaa akadeemiyaddan sameeyay Wariye Aweys Xaaji Nuur, oo sida uu inoo sheegay yaraantiisii jeclaa Kubadda Cagta,waxaana hadda ku jira tiro Ciyaartooy mustaqbal fiican ka ...

Read More »

La kulan – Carruurta nool waalid la’aanta

Himilo – Ilmaha aad u jeedaan ma noola hooyadii dhashay. Aabahoodna wuxuu ku jiraa xabsi. Waana rejay jaceylkii hooyo-nimada goor hore oo noloshooda ah waayay. Laakiin waxay heystaan bulsho jecel oo daryeelkooda degta saartay. Balse intaan idin la wadaagin kaalintaas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan