Home / Caruurta (page 3)

Caruurta

Wiil harqaanle ah oo soo jiitay macaamiil u badan hablo

Himilo – Muddo sanado ah, wiilkan yar ee Falastiiniga ah oo lagu magacaabo Axmed Cabaas wuxuu daawan jiray sida uu aabbihiis u tolayo dharka, maalin ayuu soo qabsaday maqas kaddibna wuxuu ku jaray gabbal maro ah, taas oo aheyd markii ...

Read More »

12 jir noqday xiddig kubadda cagta xirfaddo cusub la soo galay?

Himilo – Wiil yar oo 12 jir ah oo u dhashay Nigeria ayaa rajaynaya inuu mustaqbalka kubbada cagta adduunka ka dhex muuqdo, kaddib markii uu dhigay rikoor cusub oo kubadda cagta ah. Rikoorka uu dhigay ayaa ah inuu kubbada ku ...

Read More »

China: Gabar ku huruday masrax ay bandhig ku lahayd

Hmilo – Daawadayaashii ayaa ka dareeray masraxa kaddib markii gabadhii la daawanayay ciyaarteeda ay hurdo kula dhacday masraxa ay saarneyd oo ay ku maaweelineysay dad badan. Gabar la socotay oo ay saaxiibo ahaayeen ayaa isku dayday dhowr mar inay kiciso ...

Read More »

La kulan: Wiil da’yar oo Deero la saaxiibay!

Himilo – Haweeney la yiraahdo Stephanie Brown ayaa barteeda facebookaa waxay soo gelisay sawir ay aad ula dhoolla-caddeeyeen wejiyo badan oo adeegsata bartaas. Arrintaas waxay aheyd inay soo bandhigtay wiilkeeda oo lagu magacaabo Dominic iyo Deero yar oo saaxiibbo wanaagsan ...

Read More »

Cilmi baaris: Ka hor hadalka carruurta waxay bartaan adeegsiga taleefannada!

Himilo – Ku dhawaad saddex meelood meel carruurta casrigan waxay bartaan adeegsiga taleefannada ama computer ka hor inta aysan hadal baran, warbixinta ayaa sidaas daah rogtay. Qiyaastii boqolkiiba 29 waxay adeegsiga ku billaabaan xilliga socod baradka, waxay  jecel yihiin sawirada iyo ...

Read More »

Xabaddii Daangada ahayd ee halista galisay nolosha dhallaan

Himilo – Jordy Gordon oo kasoo jeedda Scotland, waxa uu ahaa laba sano jir markii uu afka gashtay uu dabadeedna liqay daango, taas oo noloshiisa khatar galisay. Hooyadii Shona Macgillivray, ayaa ula carartay isbitaalka markii uu joojin waayay qufac, iyada ...

Read More »

Gumber: 12-jirkii xusuustiisa ay u horseeday guusha

Himilo – Siddhant Gumber, oo ku nool magaalada Abu Dhabi ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa magaciisa lagu dhigay buugga Guinness World Record, kaddib markii uu daqiiqad gudaheed ku gartay kuna sheegay midabada 39 diyaaradood. 12-jirkan oo asal ahaan kasoo ...

Read More »

Eli: 7-jirkii dabka ka badbaadiyay walaashiis

Himilo – Waxey ahayd saqdii dhexe markii hooygii ay deganaayeen qoys ka kooban hooyo, Aabe iyo seddax caruur ah oo ay dhaleen uu dab qabsaday magaalada Tazewell ee gobolka Tennessee ee dalka mareykanka. Nicole Davidson, hooyada reerka oo ku toostay dabka ...

Read More »

Lix jir noqday shaqsiga ugu yar ee naqshadeeya computerada

Himilo – Wiil lix jir ah oo u dhashay dalka India ayaa galay diiwaanka buugga dhacdooyinka dunida ee Guinness World Record, kaddib markii uu helay shahaado loogu aqoonsanayo da’yarka ugu yar caalamka ee naqshadeeya computerka. Arham Om Talsania, ayaa ka ...

Read More »

Taiwan: Tirada Xayawaanada guri joogga ah ayaa ka badan tan caruurta

Himilo – Marka aad mareyso wadooyinka caasimadda dalka Taiwan ee Taipei layaab ma ah inaad aragtid dad baabuurta lagu kaxeeya caruurta ku sida xayawaanada dab joogta ah sida Eyda iyo Bisadaha. Sida uu daabacay The Guardian, tirada xayawaanada la rabbaayadeysto ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan