Home / Macluumaad

Macluumaad

Imaaraadka oo 1 bilyan oo dayn ah siinaya Kenya.

Himilo-Imaaraadka carabta oo 1.5 bilyan oo dollar oo dayn ah siineysa dowlada Kenya iyadoo dulsaarkeedu yahay 8.5%, taasoo ka dhigan in Kenya ay ka maarmi karto canshuur kordhintii dhawaan dalkaa rabshada ka dhalisay. Imaaraadka carabta oo doonaya in uu saameyn ...

Read More »

WHO oo shaacisay tirada dadka uu ku dhacay Mpox Qaarada Africa.

Himilo- Warbixin dhawaan ka soo baxday, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 30,000 oo kiis oo xanuunka mpox laga diiwaan galiye Afrika tan iyo bilowgii sannadkan. Sida ay sheegtay hay’adda caafimaadka ee Qaramada Midoobay, dadka ugu ...

Read More »

Ciwaanada ay Facebook-ga ku leeyihiin warbaahinta Ruush-ka oo labaabi’inayo.

Himilo-Milkiilaha shirkadaha Meta ee Facebook iyo Instagram ayaa sheegay inay mamnuucayaan shabakadaha warbaahinta ee dowladda Ruushku leedahay, isagoo ku eedeeye inay soo galiyaan waxyaabo kabaxsan sharciga shirkada iyagoo ka fogaanayo in la ogaado howlahooda baraha bulshada. “kafikirid taxaddar leh Kadib, ...

Read More »

Dowlada Zimbabwe oo dilaysa 200- oo kamid ah Maroodiga dalkaa ku sii badanaya.

Himilo-Dowlada Zimbabwe waxay dili doontaa in badan 200 oo maroodi sabab laxariirta abaaraha iyo cuno yarida uu dalkaasi wajahayo, tilaabadan waxay waxkaqaban doontaa tirade sii kordhaysa ee Maroodiga sida ay sheegtay hay’adda duurjoogta dalka. Zimbabwe waxay leedahay mooroodiyaal ka badan ...

Read More »

Shirkadda Apple oo ganaax cusub la saaray.

Himilo – Shirkadda Apple, ayaa lagu amray in ay bixiso lacag dhan 14 bilyan oo doller oo ay ku leedahay dowladda Ireland. Maxkamadda ugu sarreysa ee midowgay Yurub ayaa soo saartay go’aan Apple lagu amrayo in ay bixiso qaan canshuureed ...

Read More »

Lakulan aqoonyahan-ka heysto PHD-ga, hadane wadooyinka India raashiinka ku iibiya

Himilo-Waxa uu heystaa shahaadada PHD-ga, waxa uu ku taqasusay cilmiga biotechnology hadane wadooyinka India ayuu ku iibiyaa raashiin-ka bisil. Waa sheekada nin Hindia ah oo baraha bulshada qabsatay. Christopher Lewis oo ah muuqaal duube baraha bulshada ku soo gudbiya xaaladaha ...

Read More »

Gaza: In ka badan 159,000 oo carruur ah oo la siiye talaalka dabaysha.

Himilo-Ku dhawaad 159,000 oo carruur ah oo ku nool magaalada Gaza ayaa helay talaalka dabaysha. sida ay sheegtay Wasaaradda Caafimaadka ee marinka go’doonsan ee Falastiin. Waxay intaas ku dartay in ay muwaadiniinta si aad ah uga qayb qaateen maalintii labaad ...

Read More »

Maqaal: Dhibaatooyinka ka dhalan kara Forex Haddii Qofku aano cilmi u laheyn.

Himilo-Forex waa eray kooban oo laga soo gaabiyay “Foreign Exchange”, waxaana loola jeedaa suuqa lacagaha qalaad lagu kala iibsado. Waa suuq aad u weyn oo dadka isticmaala ay is-weydaarsadaan lacagaha dalal kala duwan, sida doolarka, euro-ga, iyo lacagaha kale ee ...

Read More »

Police-ka UK oo qabtay 15 tan oo daroogo ah sanadkan 2024

Himilo-Ku dhawaad 15 tan oo daroogo ah ayaa lagu qabtay garoommada diyaaradaha UK sanadkan 2024 keliya, halka sanadkii 2023 la qabtay 5 tan oo kaliya. Mas’uuliyiinta Hay’adda Dembiyada Qaranka (NCA) ayaa sheegay in kororkan uu sabab u yahay kadib markii ...

Read More »

Maqaal: Xaalufinta deegaanka iyo dhibaatada ay ku hayso Soomaaliya’

Himilo- Maxaa Layiraahdaa Dhir? Dhirto waa nooleyaal cagaaran oo ku tiirsan qoraxda si ay u sameeyaan tamar. Waxay ka kooban yihiin jirrid, laamo, caleemo, iyo xidido, waxayna soo saaraan. Dhirto waxay ka mid tahay  qaybaha ugu muhiimsan ee nolosha, waxayna ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan