Himilo – “Haddii aad dooneyso inaad noqoto midka ugu wanaagsan dunidan waa inaad sameysaa dadaal ka badan kan dadka kale” Waa oraahda Steve Bate-ninka billadaha dahabka ah ka heysta ciyaaraha olombikada ee dadka aanan lixaadkoodu dhammeyn ee kalkii hore lagu ...
Read More »Naafada
Ciyaartow lugo la’ oo loo qabtay tartan kubadda cagta ah
Himilo – Rag ka socday gobolka Idlib ee dalka Suuriya ayaa ka qayb galay ciyaar kubbadda cagta ah oo aan caadi ahayn, iyadoo ciyaartoyda labada kooxood ay ahaayeen kuwo la’ mid kamid ah labada lugood. Ciyaartoyda ayaa loo kala qeybiyay ...
Read More »La Kulan: Ninka halka lug ku kaxeeya Baaskiilka
Himilo – 32-jir ku nool waqoogi-galbeed Shiinaha ayaa soo jiitay indhaha isticmaalayaasha baraha bulshada, kaddiib markii uu jaray dhul gaaraya 2000km isaga oo adeegsanaya baaskiil. Sheekada cajiibka ah ayaase ah in Jing Hong-oo mid ka mida lugihiisa ku waayay shil ...
Read More »32-jirka gacmaha la’ ee ciyaara kubadda Miiska
Himilo – Maxamed Ikram oo u dhashay Pakistaan waxa uu ka dhabeeyay riyadii uu mudada ku taamayay, inkastoo uu gacmo la’aanta ku dhashay haddana waxa uu ciyaaraa kubadda Miiska. Waqtigiisii dhallaannimo waxa uu kusoo qaatay daawashada ciyaartaasi, isaga oo ka ...
Read More »Samafale shaqaaleysiiya dadka naadafada ka ah maqalka
Himilo – Uwe Brutzer, milkiilaha foorno lagu dubo rootiga oo ku taalla bartamaha Shiinaha, ayaa shaqo abuur u sameeya dadka naafada ka ah maqalka, go’aankaas oo ay adag tahay in dadka badankii ku dhiiradaan. Samafale brutzer, ayaa isaga iyo xaaskiisa ...
Read More »Maxay dadka aragga la’ uga maqal fiican yihiin dadka kale?
Himilo – Dadka beela aragga xilli hore ayaa leh dareen maqal oo ka wanaagsan dadka kale sida ay muujiyeen baaritaanno badan. Iyada oo sidaasi tahay, khubarada ayaa in muddo ah ka shaqeynayay inay gartaan sababta iyada oo la baarayao maskaxda. ...
Read More »Wax ka ogow saaxiibbada naafada ah ee booqday 50 magaalo!
Himilo – Waxay fuuleen buuro dhaadheer sida Himalayas iyaga oo booqday beeraha waaweyn ee Afrika islamarkaana ku damaashaaday goobaha dalxiiska ee 50 magaalo. Waa Danilo Ragona iyo Luca Bayardi oo u dhashay Talyaaniga oo ku socda kuraasta naafada balse ku ...
Read More »23-ka September- Maalinta caalamiga ee afka tilmaanta
Himilo- Ku dhawaad 72 Milyan oo qofood ayaa naafo ka ah maqalka caalamka oo dhan. 80% dadkaasi waxay ku nool yihiin dalalka soo koraya. Wadar ahaan, waxay adeegsadaan 300 luqadood oo ah afafka kala duwan ee tilmaanta sida laga soo ...
Read More »Sidee ayuu David oo naafo ka ah maqalka u caawiyaa dadka dhibaateysan?
Himilo- Waa 49 jir naafo ka ah maqalka, waxa uu socod ku maraa Waddooyinka Ingiriiska habeen kasta isaga oo caawinaya dad aanan sidiisa oo kale naafo aheyn balse wajahaya dhibaatooyin kale. David Rossel ayaa ku guuleystay in uu toddobo qofood ...
Read More »Muxuu duqa magaalada Cuauhtémoc isaga dhigay qof naafo ah?
Himilo -Dhacdo aan caadi aheyn balse lagu tijaabinayo bulshada ayay ahayd markii duqa magaalo ku taalla Maksiko uu iska dhigay qof naafo ah oo u baahan kaalmo si uu u tijaabiyo sida ay bulshada ula dhaqmayso. Markii cabasho badan uga ...
Read More »