Home / MAQAALO

MAQAALO

Maqal: Maxuu yahay dowrka dhalinyarada ee dib u dhiska dalka?

Himilo- Dhalinyarada Soomaaliyeed waxay ka mid yihiin tiirarka ugu muhiimsan ee bulshadeenna, iyagoo matalaya awoodda ugu badan ee dalka, loona arko hogaanka mustaqbalka ee Soomaaliya. In ka badan 70% bulshada Soomaaliyeed waa dhalinyaro, taas oo ka dhigan in kaalintooda ay ...

Read More »

Maqaal: Dhibaatooyinka ka dhalan kara Forex Haddii Qofku aano cilmi u laheyn.

Himilo-Forex waa eray kooban oo laga soo gaabiyay “Foreign Exchange”, waxaana loola jeedaa suuqa lacagaha qalaad lagu kala iibsado. Waa suuq aad u weyn oo dadka isticmaala ay is-weydaarsadaan lacagaha dalal kala duwan, sida doolarka, euro-ga, iyo lacagaha kale ee ...

Read More »

Maqaal: Garaad li’idda Soomaalida iyo dhaca internet-ka loogu geysta sanad kasta.

Himilo – Saamaynta taban ee internet-ka laga dhaxlay waxaa ka mid ah dhaca dadka loogu geysto iyada oo la adeegsanayo farsamooyin kala duwan. Tuugada Internetka ayaa siyaabo kala geddisan dadka jeebabkooda iyo boorsooyinka  ugala baxa waxa  ugu jira ogaal iyo ...

Read More »

Fahamka dhowridda xuquuqda carruurta la soo eedeeyay

Himilo – In dhowaale ah waxaa baraha bulshada lagu arkay dhalllinyaro loo dhigay xabsiyada caasimadda kicin bulsho, qaar ka mid ah ayaa la sheegay iney ahaayeen caruur. Waxaa ka sii horreeyay carruur badan oo jeelalka Muqdisho loo dhigay falal la ...

Read More »

Qormo: Maxaa xal u ah caqabadaha haysta deegaankeenna?

Himilo  – Qormadaan waxay ka tarjumeysaa aragtida qoraaga, waxa uuna diiradda ku saarayaa fahanka deegaanka, caqabadaha ku foolan iyo rajada bidhaameysa. Fahanka Deegaanka Deegaanku waxa uu ka kooban yahay waxyaabo dabiici ah ee aynu ku nool nahay ama nagu hareeraysan, ...

Read More »

Hadallada Naceybka (Hate Speech)

Himilo – Khudbadaha naceybka oo afka qalaad lagu yiraahdo (Hate Speech) waa hadallo meel ka dhac ah oo lagu bartilmaameedsado koox ama shaqsi gaar ah, iyadoo lagu beegsanayo sifooyin gaar ah sida isirka, diinta, asalka ay kasoo jeedaan, tilmaan gaar ...

Read More »

Maqaal: Nabad dhisidda iyo kaalinta Gabyaaga Soomaaliyeed.

Himilo – Waxaa in badan dhacda in bulsho meel wada dagta colaadi dhex marto waxay ku bilaabataba, dabadeedna wax yeelo lays gaarsiiyo sida in la is-dilo, la is-boobo, la-is barakiciyo ama la kala fogaado. halkaa waxaa ku luma xiriirkii iyo ...

Read More »

Suuqa shaqada Soomaaliya: Waa hal ubadku ka baahanyahay oo u irmaan ajaaniibta bulshada bariga Afrika!.

Himilo – Soomaaliya ayaa  u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...

Read More »

Maqaal:Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada

Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Gu’ga.Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda Soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo abaar weli saameynteeda tabani taagan tahay. Marka laga yimaado in biyaha roobka ay innaga caawiyaan inaan ...

Read More »

Maxuu ka beddeli doonaa dhaqaalaha dalka heshiis badeedka Soomaaliya iyo Turkiga dhexmaray?

Himilo- Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Antalya kula kulmay dhigiisa Turkiga Recep Tayyip Erdoğan, sid laga soo xigtay labada Madaxtooyo. Is-aragga labada hoggaamiye ayaa ahaa kulan doceed ay yeesheen intii ay socotaya Madasha diblomaasiyadda Antalya taas ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan