Home / Daraasad

Daraasad

Cilmibaaris: Africa waa xudunta dhimashada ka dhalata wasaqeynta Degaanka

Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...

Read More »

Seexashada maalinkii oo qofka ka caawineysa soonka

Himilo – Helidda hurdo kugu filan waxay muhiim u tahay caafimaadka qofka inta lagu gudo jiro Bisha ramadaan, waxay siisaa awood. Bisha Soon-qaad muslimiintu waxay habeenkii ku daahaan soo jeed iyagoo salaad iyo cunno cunid ku qaata wakhti badan oo ...

Read More »

SRA: Walaac ayaan ka qabnaa inay arday kale imtixaanka ku dhacaan sanadkan

Himilo – Sida ku cad daraasad uu soo bandhigay Ururka Cilmi Baarayasha Soomaaliyeed (SRA) ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho, ardayda dhigta iskuulada sare ee dalka ayaa 90% isticmaalka baraha bulshada sida Facebook Tiktok iyo You Tube. Daraasadda waxaa ka qayb ...

Read More »

Soonka u wanaagsan caafimaadka jirka iyo maskaxda

Himilo – Cilmi baaris ay si wada jir ah u sameeyeen dawladaha Imaaraadka, Bahrain iyo UK ayaa lagu sahmiyay isa saameynta wanaagsan ee maalmaha soonka iyo caafimaadka. Wargeys ka soo baxa Yurub kana faallooda cunnooyinka nafaqada ayaa dib u dersay ...

Read More »

Cilmi baaris: Jeerta oo ogaan karta codadka

Himilo – Noolaha jeerta waxaa jira waxyaabo badan oo laga sheegi karo, marba marka ka dambaysa waxaa ka soo kordha macmuulaad cusub. Haddii aadan awood u laheyn kala saaridda codadka kala duwan, jeertu waxay kartaa inay kala ogaato codka saaxiibka ...

Read More »

Wadno doofaar oo badbaadiyay bukaan nolosha ka rajo dhigay

Himilo – 57 jir in muddo ah la dhibtoonayay xannuun wadnaha ka haleeyay ayaa helay wadno kale oo doofaar looga soo beddelay. Waa markii ugu horreysay ee lagu guuleyso in wadne Doofaar lagu tallaalo bani’aadam. Qalliin siddeed saacadood qaatay oo ...

Read More »

Maxaa kaaga imaan kara ku jimicsiga meel leh hawo wasakheysan?

Himilo – Sida lagu ogaaday cilmi baaris cusub ku jimicsiga meelaha ay ku badan tahay hawada wasakheysan waxay saameyn ku yeelan kartaa maskaxda. Ciyaaraha qaar sida kubbadda cagta, kubbadda miiska iyo orodka waxay qofka ka caawiyaan inuu ka badbaado xannuunada ...

Read More »

Laba maalin oo aad soontaa isbuucii waxey kaa cawin kartaa inaad miisaanka iska dhinto

Himilo – Ugu yaraantii 2.8 milyan oo ruux ayaa sanadkii caalamka ugu dhinta xaalado ka dhashay cayilka xad dhaafka ah ee afka qalaad lagu yiraahdo Obesity, sida ku dhigan mareegta WHO. Dadkan badigood waxey ku nool yihiin dalalka dhaqaalahoodu xooggan ...

Read More »

Qalab ogaan kara qofka been sheegaya oo la soo saaray

Himilo –  Seynisyahanno ka tirsan jaamacadda Tel Aviv ayaa sheegay inay horumariyeen qalab si wanaagsan u sheegi kara marka ay dadku been sheegayaan. Qalabkan cusub ayaa awooda inuu baaris ku sameeyo muruqyada wejiga qofka isagoo adeegsanaya ileys uu ku ifinayo ...

Read More »

Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato

Himilo – Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen saynisyahanno ku nool dalka mareykanka ayaa soo jeedisay in helidda wakhti badan oo nasiino ah uu waxyeello u geysto caafimaadka maskaxda dadka. Xogaha la helay ayaa raaha ka rogay in wixii ka ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan