Himilo-Shaqo la’aantu waa waxa ugu badan ee ka cowdaan dhalinyaradu. Heerka nolosha ee dhalinta caalamka waxaa u dhaxeeya farqi aad u weyn, inay shaqo helaana waxay ku xirantahay fursadaha dalalkooda ka jira, hadabada halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dalalka ugu badan oo ay ku noolyihiin dhalinta shaqo la’aanta ah.
South Africa: 60.7%
Palestine: 36.9%
Spain: 27.8%
Serbia: 24.7%
Sri Lanka: 23.8%
Sweden: 23.4%
Albania: 22.3%
Romania: 22.3%
Italy: 21.87%
Iran: 21.6%
China: 21.3%
Estonia: 20.8%
Luxembourg: 20.6%
Croatia: 20.2%
Slovakia: 20.1%
Portugal: 19.7%
Greece: 19.4%
Turkey: 17.2%
Cyprus: 16.0%
France: 16.0%
Belgium: 14.0%
Finland: 13.8%
Slovenia: 12.8%
United Kingdom: 12.7%
Ireland: 12.5%
Denmark: 12.4%
Austria: 12.2%
Hungary: 12.0%
Taiwan: 11.79%
Canada: 11.4%
Poland: 11.1%
Norway: 10.5%
New Zealand: 10.3%
Latvia: 9.7%
Czechia: 9.4%
United States: 8.9%
Netherlands: 8.8%
Lithuania: 8.6%
Australia: 7.98%
Vietnam: 7.41%
Nigeria: 6.9%
Thailand: 6.5%
Hong Kong: 6.2%
Germany: 5.8%
South Korea: 5.3%
Japan: 3.6%
Kazakhstan: 3.6%
Switzerland: 2.2%
Isha Trading Economics