Himilo - Kooxaha badbaadinta xayawaanka ee Scotland ayaa badbaadiyay dawaco yar oo ugu yaraan laba maalmood la arkayay iyada oo madaxa kala bixi la caag u galay oo halis galiyay.
Ururka Scottish SPCA ayaa sheegay in gurmadka loo diray xaafad ku taalla magaalada Glasgow kadib...