Home / Dibada

Dibada

Vidal oo ugu danbeyn si xor ah ugu biiraya Inter Milan

Himilo – Sida ay ku waramayaan warbaahinnada Italy, Arturo Vidal ayaa wada-xaajood lagalay isaga oo soo gababeyay heshiiskiisa Barcelona habeenkii xalay, taasi oo ka dhigan in saacadaha soo aadan uu tijaabada caafimaad u mari doono kooxda Inter Milan. Khadka dhexe ...

Read More »

Barcelona oo dalabkii ugu danbeeyay u gudbineysa Inter si ay ula saxiixato Lautaro Martinez

Himilo – Barcelona ayaa ku jirta isu diyaarintii ugu danbeysay oo ay ku dalbanaayaan weeraryahanka Inter Milan ninka lagu magacaabo Lautaro Martinez, kaasi oo ay doonayaan in lasoo gabagabeeyo isbuucaan. Sida ay werineyso Goal.com, Blaugrana ayaa laacibkan u aragta beddelka ...

Read More »

Inter oo buuggeeda ku dhigatay xiddigaha Kolarov, Vidal iyo Darmian

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Inter Milan ayaa caafimaadka marsiineysa maalmaha soo aadan  Aleksandar Kolarov oo ka imaanaay Roma, Arturo Vidal oo Barcelona ah iyo  Matteo Darmian oo isaguna ka imaanaya Parma. Nerazzurri ayaa suuqa qiimo hoose ku bixineysa suuqa kala gadashada fasalkan,kaddib ...

Read More »

Messi “Waan sii joogi doonaa Barcelona”

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Lional Messi ayaa ugu danbeytii sheegay inuu sii joogi doono Barca tan iyo xilli ciyaareedka danbe,kadib warkii naxdinta galiyay taageerayaasha Spain ee ka tagistiisa kooxda uu waqtigiisa galiyay ee Barcelona. “Waan sii joogayaa sabatoo ah madaxweynaha ayaa ii ...

Read More »

Xiddiga Liverpool ee Gini Wijnaldum oo heshiis shaqsi la galay kooxda Barcelona

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Sida ay ku warameyso warbaahinta Spain ee Sport, kooxda Barcelona ayaa heshiis la gashay khadka dhexe ee Liverpool ninka lagu magacaabo Gini Wijnaldum. 29-jirkaan waxaa qandaraaskiisa hadda ee Reds kaga haray wax ka yar hal sanno, iyada oo ...

Read More »

Man United iyo PSG oo doonaya in ay ku lacag ku bixiyaan Messi

Himilo – Manchester United iyo Paris Saint-Germain ayaa dalab rasmi ah ka gudbinaya weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi. Messi ayaa caalamka kaga argagaxsaday warka ah in uu ka tagayo Barcelona oo uu joogy tan iyo da’diisa 13-ka sanno. Cayaaryahanka ku ...

Read More »

Massimo Moratti: Inter kama quusan doonto saxiixa Messi

Himilo – Madaxweynihii hore ee Inter Milan Massimo Moratti ayaa soo jeediyay in kooxda reer Talyaani aysan ka quusan doonin saxiixa xiddiga Barcelona Lionel Messi. Qandaraaska cayaaryahanka reer Argentine ayaa galaya sannadkiisii ugu danbeeyay iyada oo la tilmaamayo in uu ...

Read More »

Chelsea oo £50m ku bixineysa Ben Chilwell

Himilo – Chelsea ayaa qarka u saaran in ay dhammeystirto saxiixa daafaca Leicester City Ben Chilwell oo ay ku bixineyso adduun dhan £50m. Iyada oo goor sii horreysay kooxda la wareegtay Hakim Ziyech iyo Timo Werner, Chelsea ayaa hadda dooneysa ...

Read More »

Tuchel : Messi si weyn ayaan ugu soo dhaweynayaa PSG

Himilo – Tababaraha Paris Saint-Germain Thomas Tuchel ayaa sheegay in Lionel Messi si weyn loogu soo dhaweynayo kooxda xilli ay soo baxayaan wararka sheegaya in laacibka uu ka tagayo Barcelona. Messi ayaa la rumeysan yahay in ay markan dhab ka ...

Read More »

Chelsea oo heshiis ka saxiixaysa Thiago Silva

Himilo – Chelsea ayaa ku dhaw saxiixa daafac dambeedka khibradda leh ee Thiago Silva sida ay tilmaamayaan warbixinno soo baxaya. 35 jirka ayaa kooxdiisa PSG ku hoggaamiyay kulankii kama dambeysta ee Champions League oo ay kahor yimaadeen Bayern Munich inkasta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan