Home / Cayaaro / Barcelona oo muujineysa xiisaha ay u hayso Alexander Isak

Barcelona oo muujineysa xiisaha ay u hayso Alexander Isak

Himilo – Xaaladda dhaqaale ee kooxda oo aan cago badan ku taagneyn ayaa lagu wadaa inay ciyaaryahannada qaar saameyso sii joogitaankooda Camp Nou.

Xiddigo uu ku jiro Lionel Messi ayaa la filayaa inay ka meel daydaan Barcelona. Sidaas darteed madaxda kooxda waxay doonayaan inay beddel u helaan haddii xiddigooda ka dhaqaaqo.

Sida laga soo xigtay ESPN, Barcelona waxay isha ku haysaa Isak oo bandhigyadiisa xulka qaranka Sweden la ammaanay. 21 jirkaan wuxuu ku lug lahaa 12 gool  kaddib 20 muuqasho oo uu ka sameeyay La Liga.

Alexander Isak hadda waa weeraryahan u ciyaara Real Sociedad waxaa lagu soo  waramayaa in kooxdii dooneysa looga iibin karo adduun lacageed dhan €70m.

About Ahmed Haaddi

2 comments

  1. Even pregnancy or beginning or discontinuing the use of birth control pills can cause pimples buy cialis usa

  2. The transformed murine proximal tubule cell line TKPTS was generously provided by Dr coupons for cialis 20 mg

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan