Home / Cayaaro

Cayaaro

Man City ma waxa ay u socotaa saddex Koob?

Kooxda Manchester City ayaa xilli ciyaareedkan hanatay laba ka mid ah saddex Koob oo ay u tartameysay,waxaana xalay ay ku guuleystay Koobka ugu faca weyn Kubadda Cagta ee FA-ga Ingiriiska. Kulankii xalay waxaa ay laba iyo hal uga badisay kooxda ...

Read More »

Uefa oo tallaabo ka qaadeysa Jose Mourinho:

Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee Uefa  ayaa weydiistay garsoorihii ciyaartii Saville iyo Roma in uu soo gudbiyo warbixinta la xiriirta Jose si tallaabo looga qaado. Macallinka ayaa lagu eedeeyay in uu ciyaarta kaddib Garsoorayaasha uga hortagay meesha Gawaarida lagu ...

Read More »

Man City oo qaadday Premier League 2023

Kooxda kubadda Cagta England ee Manchester City ayaa ku guuleysatay horyaalka Premier league ka hor inta uusan dhamaan. City ayaa xalay u dabaaldegtay koobka kaddib guul darradii Arsenal ka soo gaartay Forest kulan aad isha loogu wada hayay. Arsenal ayaa ...

Read More »

Milan wac daro ma dhigi kartaa caawa?

Kooxaha kubadda Cagta Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa ku loolamaya kulanka kala bax ah ee lugta labaad tartanka Champiosn League kaas oo ay Inter Milan 2-0 ku badisay lugtii 1aad. Khubarrada Ciyaaraha ayaa sheegaya in ay suuragal tahay in ...

Read More »

City vs Madrid, maxaa laga filan karaa kulanka Caawa?

Kooxaha Man City iyo Real Madrid ayaa caawa ku ballansan tartanka Champions League oo maraya dhamaadka. City waxaa ay booqaneysaa Madrid iyada oo tododbaadkii hore uun la wareegtay hoggaanka Horyaalka Premier League. Waxaa ay dooneysaa in ay noqoto kooxdii labaad ...

Read More »

Messi oo laba laabka Mushaarka CR7 ka qaadanaya Sucuudiga

Waxa soo baxaya xogta ku gedaaman halka uu qabanayo Lionel Messi oo ay isku dhaceen PSG kuna dhawaaqday in la ganaaxay. Xiddigga ayaa iyada oo aysan ka war qabin PSG u safray Sucuudiga halkaas oo la sheegay in uu qandaraas ...

Read More »

Cristiano Ronaldo ‘wuxuu doonayaa inuu ka tago Al-Nassr’

Himilo – Kabtanka Al-Nassr Cristiano Ronaldo ayaa la filayaa inuu doonayo inuu ka tago kooxda dhowr bilood ka dib markii uu qalinka ku duugay heshiis 200 milyan euro ah (£ 175.2m). Xiddiga shanta jeer ku guuleystay Ballon d’Or ayaa Manchester ...

Read More »

City vs Real Madrid, Inter vs AC Milan, UEFA Champions League

Horyaalka Kubadda Cagta Qaaradda Europe ee UEFA ayaa soo gaaray afar dhamaadka kaddib markii ay tartanka isaga hareen Kooxaha kala ah Chelsea, Banfica, Napoli iyo Bayern Munich. Afarta Koox ee isu soo haray ayaa laba ka mid ah ka socdaan ...

Read More »

12; Tababare oo sanadkan laga eryay EPL-ka!

Horyaalka Dalka Ingiriiska ayaa xilli ciyaareedkan wajahay ceyrintii ugu badneyd ee lagu sameeyo kooxaha ka ciyaara horyaalkaas tan iyo markii la sameeyay sanadkii 1992/3dii. Sanadkan oo ka soo billowdya Bishii August ee 2022,waxaa ay Kooxaha Premier league ceyriyeen 12; ka ...

Read More »

FIFA oo Indonesia kala laabtay marti gelinta Koobka Adduunka ee 20 jirrada

Xiriirka Kubadda Cagta Addunka ee FIFA ayaa dalka Indoneisa kala laabtay marti gelinta koobka Adduunka ee ciyaartoyda da’doodu tahay 20 jirrada. Arrinkan ayaa timi kaddib markii ay Dowladda Indonesia diidday in ay marki geliso ciyaartooyda ka socda Israel maaddaama aysan ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan