Home / Cayaaro (page 2)

Cayaaro

Vieira, Partey, Jesus – Xogta Xiddigaha Ka Dhaawacan Arsenal Ka Hor Ciyaarta Burnley Ee Galabta

Mikel Arteta ayaa rajaynaya inuu dib usoo dhoweyn doono tiro xiddigo ka maqnaa Arsenal ka hor ciyaarta maanta ee horyaalka Premier League ee Burnley, iyadoo ciyaartooyo dhawr ahaa ay dib ugu soo laabteen. Gunners oo lix dhibcood iyo sagaal gool ...

Read More »

Labaatanka Kooxood Ee Haysta Safafka Ugu Qaalisan Kubadda Cagta Oo La Magacaabay

Himilo – Manchester United ayaa noqotay kooxda haysata ciyaartoyda ugu qaalisan kubadda cagta waqtigan, iyadoo Old Trafford ay ku sugan yihiin saf rikoodh jabis noqday oo ah kuwa ay ku xool-beeshay kooxdani sannadihii ugu dambeeyey. Daraasad lagu sameeyey kooxaha waaweyn ...

Read More »

Maqaal: Ciyaaraha maamul goboleedyada ma is dhaxgal bulsho mise kalatag!

Himilo – Garoonka kubadda cagta ee Studio Muqdisho waxaa lagu soo gabagabeeyay ciyaarihii maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir kuwaas oo soo billowday 29 December sanadkii  hore (2023). Ciyaarta kama dambeysta ah waxaa wada ciyaaray kooxaha kala matalayay Galmudug iyo Hirshabeelle. Waqtigii ...

Read More »

Xulka Galmudug oo ku guuleytay koobkii Maamul Goboleedyada & Gobolka Banaadir.

Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa ku guuleystay fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii koowaad taariikhda kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka kubbadda cagta Hirshabeelle. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xul waxay ...

Read More »

Xulka Galmudug oo gaaray fiinaalka tartanka Maamul Goboleedyada & G.Banaadir

Himilo – Xulka kubbadda cagta Galmudug ayaa gaaray fiinaalka tartanka kubbadda cagta maamul goboleedyada & gobolka banaadir markii labaad kaddib markii ay gool-kulaadyo kaga adkaadeen xulka difaacanayo tartanka Gobolka  Banaadir. Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan labada xuk ...

Read More »

Cristiano Ronaldo oo weerar ku qaaday Abaal-marinnada Ballon d’Or iyo FIFA Best

Himilo – Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa weerar ku qaaday abaal-marinnada uu muddada dheer u dagaallami jiray sidii uu ugu guuleysan lahaa ee Ballon d’Or iyo FIFA Best, waxaana uu sheegay in aanay wax qiimo ah lahayn waqtigan ...

Read More »

Liverpool oo walwal badan aan ka qabin dhaawacii soo gaaray Maxamed Saalax

Himilo – Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayuu dhaawac kasoo gaaray kulankii ay barbarraha ka tuugeen Ghana, taas oo uu garabka weerarka Liverpool uga baxay dhaawac soo gaadhay qaybta hore Salah ayaa is-qabtay muruqa lugta, waxaana uu dhax fadhiistay ...

Read More »

Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed oo siweyn loogu soo dhaweeye Baydhabo

Himilo-Ciyaartooyda maamulka Koonfur Galbeed ee qeybta ka ahaa tartanka Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, kadib markii lagu guul dareystay dadaalo la doonayay in lagu baajiyo safarka Ciyaartooyda Koonfur Galbeed. Safarka ...

Read More »

Tartanka Dowlad-Goboleedyada oo dib loo dhigay kadib weerarkii baska ciyaartoyda Koonfur Galbeed

Himilo-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ْXukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed oo ay maanta soo saartay ku sheegtay in dib loo dhigay tartankii maamul-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir muddo 3 maalmood ah. War-saxaafadeed-ka ayaa lagu yiri: “Waxaan idinku wargalinaynaa in la hakiyay Cayaaraha ...

Read More »

Xulka Jubbaland oo guushii ugu horeysay ee tartanka ka gaaray dhigooda Hirshabeelle

Kulan aad u xiiso badnaa, isla markaana qeyb ka ah Tartanka Kubadda Cagta ee Maamul Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir oo ay u soo daawasho tageen kumanaan taageerayaal ah, ayaa waxa uu Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium ku dhex-maray ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan