Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan dhirta ayaa ...
Read More »Deegaan
FAO: 28% Dhul-beereedka dunida waxaa laga soo saaraa cunto la qasaariyo
Himilo – Bulshada caalamka waxey la daalaadhaceysa digniino isi soo taraya oo la xiriira colaado, qiimo kororka xagga cuntada iyo shidaalka ah, oo lagu daray masiibooyin ka dhashay cimilada is baddelaya. Iyada oo ay jiraan dhibaatooyinkan is biirsaday oo si ...
Read More »Dhallinyaro u istaagay inay Soomaaliya ka dhigaan mid cagaaran oo nabad ah
Himilo – 50 dhalinyaro ah oo isugu jira kuwo dhameeyay jaamacado, iskuullo iyo kuwo weli dhigta oo wiilal iyo gabdho leh kuwaas oo kala jooga Muqdisho iyo gobolada dalka ayaa wada olole dadka loogu sheegayo inay degaankooda ka ilaaliyaan xaalufinta ...
Read More »Cilmibaaris: Africa waa xudunta dhimashada ka dhalata wasaqeynta Degaanka
Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...
Read More »Bisha Soon: cunta gaareysa 10,000 oo ton ayaa la khasaariyaa
Himilo – Dunida muslimka inta lagu jiro bisha barakeysan ee soon waxaa 50% kordha iibsashada cuntooyinka sida Hilibka, khudaarta, caanaha, iyo kuwa kale. Waxaase dhanka kale kordha xaddiga cunto ee la khasaariyo, oo sida qiyaasuhu sheegayaan 10,000 oo ton oo ...
Read More »Xasillooni-darrada darawallada bajaajta xilliyada afurka
Himilo – Marka la gaaro bisha Soon, waddooyinka Muqdisha waxaa ka yaraada sawaxanka iyo ciriiriga darran ee ka jira waqtiyada kale, sabab la xiriirta dhaqdhaqaaqa dadweynahada oo aanan xooganeyn. Balse taasi baddelkeeda waxaa kordha xasillooni-darradda darawallada kaxeeya mooto bajaajta oo ...
Read More »La kulan – labo nin oo jasiirad dhan ku iibsatay lacag ay aruuriyeen
Himilo – Aragtida ah inaad yeelato jasiirad waxay u muuqataa mid qariib ah ama male ah. Balse hantiilayaasha gacantu u buuxdo waxay u tahay wax iska caadi ah. Labo nin ayaa dunida tusay in riyada ah yeelashada jasiirad inay tahay ...
Read More »Carwo shaqeynaysay 186 sano oo u xirmeysa dhaqaale la’aan
Himilo – Mid ka mid ah carwooyinka ugu da’da weyn dunida ee xayawaannada oo ku taalla Bristo,UK taasoo furnayd 186 sano ayaa albaabada loo laabi doonaa sanadkan. Sida lagu helayo xogaha, carwada ayaa shaqada joojin doonta 3 September. Xayawaanada ku ...
Read More »Laamiyada la-dayacay!
Himilo — Yaa la yaabi kara muuqaalkan iyo kuwa lamidka ah ee ka jira jidadka iyo laamiyada caasimadda Muqdisho?! Marwalba oo roobabku ka da’aan waa iska caadi inay biyuhu fariistaan waddooyinka halbowlaha u ah isku socodka magaalada. Kanina waa muuqaal ...
Read More »La kulan: Halyayga lagu naaneyso Bogsiiyaha Lama-degaanka
Himilo — Anand Dhawaj Negi, oo ahaa xisaabiye iyo qasnadhaye katirsan waaxda adeegga bulshada Hindiya ayaa ku guuleystay inuu bacad lama degaan ah ka dhigo keyn cagaaran. Halgankiisa oo 20-jirsaday wuxuu soo muujiyay saameyn togan iyo horukac loo aayay oo ...
Read More »