Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.
Read More »Tacliin
Carwada bandhigga Buugaagta ee Muqdisho oo sanadkii 7aad ka furantay Muqdisho,Daawo
Carwada Bandhigga Buugaagta ee Muqdisho Book Fair ayaa ka furantay Magaalada Muqdisho taas oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin kala duwan oo lagu casuumay. Carwadan oo ah tii 7aad ayaa waxaa ay ka qabsoontay Tiyaartarka Qaranka, iyada oo marti ka kala ...
Read More »Aabbe isu xilqaamay in Carruurta uu gooysiiyo Waddooyinka,Daawo
Sheekh Maxamed Cali Ibraahim,waxaa uu isku howlay in Ardeyda iyo Carruurta maraya Waddada Ceel Qalow ee degmada Wadajir uu gooysiiyo Laamiga. Waxaa uu sheegay in shaqada uu isaga isu xilqaamay kaddib markii uu arkay Ardey badan oo ay dhibaato ka ...
Read More »Sidee wiilkan ugu suuragashay sameynta Mareegta Buugaagta maqalka ah?,Daawo
Cabdi Maxamed oo ka mid ah Dhallinyarada Muqdisho ayaa sameeyay Mareeg ama Degel laga heli karo Buugaag maqal ah oo uu qofka dhegeysan karo. Cabdi ayaa u sheegay Himilo Radio in aragtidan ku dhalatay kaddib markii uu weydiiyay Rukunkiisa waxyaabaha ...
Read More »Maqal:Barnaamijka Aqoon Kaal
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon Kaal.
Read More »Barnaamijka Aqoon-kaal
Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Aqoon-kaal.
Read More »Barayaal ka faa’ideystay saameynta Tignolojiyadda ee waxbarashada,Dhegeysi
Magaalada Muqdisho ayaa todobaadkii la soo dhaafay lagu qabtay Barnaamij ay ka faa’ideysteen Ardeyda horay uga qalin jebiyay jaamacadda Muqdisho ee hadda ah barayaasha Dugsiga Muqdisho qaarkood. Mowduuca ayaa ku saabsanaa Waxbarashada iyo saameynta ay ku leedahay Tignolojiyadda Casriga ah, ...
Read More »Baraha God qashinka qodi jiray, dhegeysi
Waayuhu waxaa uu qofku baraa cashar nololeed, kaas oo ku xiran hadba sida uu u wajaho, Cali Isaaq oo 22 jir ah,waxaa uu ka shaqeysan jiray godidda Godadka xaafadaha ee Magaalada, haddase waa Bare ay fasalkiisu fadhiyaan tiro ka mid ...
Read More »Maxaa u dhaxeeya hadallada Sarbeebta ee hore iyo hadda?,dhegeysi
Hagaag, afafka dunida ka jira waxa ay leeyihiin hadallo sarbeeb ah ama maldahan oo labada qof ee dooneysa in ay ku wadahadlaan afkooda iyada oo qof kale uu la joogo kaas oo aysan dooneyn in uu fahmo. Waxaa kale oo ...
Read More »Waa sidee awoodda wax akhrin ee Dhallinyarada?, dhegeysi
Awoodda akhris qoraal ee bulshadeenna waxaa lagu qiyaasaa ku dhawaad 38%, taasi oo ka dhigan in tiro ku dhaw kala bar bulshada ay leedahay awood ay ku furan karto irdaha cilmiga si ay u kororsato aqoonteeda. Si la mid ah ...
Read More »