Muxuu yahay Bandhigga hal maalin ay ka soo qayb galeen 70,00 qof?

Himilo – Bandhigga buugaagta caalamiga ah ee Muscat ee dalka Cumaan ayaa sanadkan soo jiitay dad tiradoodu sareyso, iyadoo hal maalin ay ka qeybgaleen in ka badan 70,000 qof. Tani waxay muujinaysaa heerka sare ee xiisaha dadweynaha u qabaan bandhiggan.

Bandhigga oo ah kii 29-aad, wuxuu furmay April 24, waxaana halku-dhiggiisu yahay “Kala-duwanaanshaha Dhaqanka: Kobcinta Horumarka Aadanaha”.

Waxaa lagu soo bandhigayaa in ka badan 600,000 buug, waxaana sidoo kale ka qaybgalaya 674 madbacadood oo ka kala yimid 35 waddan.

Waxaa kale oo la qabtay 211 barnaamij dhaqan ah iyo 155 hawlo ubadka loogu talagalay, kuwaas oo lagu daray saxeexyada buugaagta, dood-wadaagyo, iyo barnaamijyo wacyi-gelin ah.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan