Himilo – Soomaaliya ayaa u noqotay dalalka Kenya iyo Uganda il dhaqaale oo si deg deg ah kobac u sameynaya. Dadka Kenyanka ah ee ka shaqeeya gudaha Soomaaliya waxay sannadkii u diraan dalkooda $180 milyan, halka Uganda ay ka hesho ...
Read More »Xaqiiqooyiinka Dalalka
Dunida Muslimka oo maanta laga wada Soomay
1da Bisha 9aad ee Soonka Sanadkasta Muslimiinta Caalamka waxa ay gutaan Waajibka Soonka ee Rukniga Afaraad ee 5ta Rukni. Maanta Waxaa Caalamka laga soomay Bisha Ramadaan ee ku jirta Sanadka 1444 Taariikhda Hijriga. Sida Sanadihii hore dhici jirtay Sanadkan ma ...
Read More »Macluumaad ku saabsan dalka Africa ugu dhulka weyn Algeria
Himilo – Dalka Algeria oo dhaca waqooyiga Africa waa dalka ugu dhulka weyn Africa waxa ku dherersan badda Mediterranean-ka iyo Saxaraha Africa. Algeria waxa uu leeyahay xaduud 2 million km2 ah oo ku dherersan dalalka Mali, Niger, Libya, Tunisia, Morocco ...
Read More »Macluumaad ku saabsan dalka Masar ‘Egypt’
Himilo – Masar waa dalka ugu weyn waqooyiga Africa. Caasimada Masar ee Qahira waxay saddax jeer ka weyn tahay Magaalada New Mexico ee dalka Mareykanka Masar waxay xad kala leedahay Mediterranean Sea dhanka waqooyi, jihada bari waxaa ka saaran gacanka ...
Read More »Xaqiiqooyin ku saabsan China
Himilo – Jamhuuriyadda China waxay dhacdaa bariga Asia. Wadarta ballac dhuleedkeeda waa 9,596,960 km labo jibbaaran. Magaalo madaxda qaranka waa Beijing, Shanghai waa tan ugu weyn. Yuan ¥ waa lacagta rasmiga ee laga isticmaalo. Waxaa deris la ah ama soohdin ...
Read More »