Home / COVID 19

COVID 19

Baahida ka jirta Isbitaallada iyo Bukaannada la xanuunsan Covid-19

Himilo — Somaaliya waxay ku socotaa saadaal la’aan ka heysta halka uu ku dambeyn doono cadawga ilma-aragtida ah ee Covid-19 kaas oo soo ridanaya dad hor leh ayna dhimanayaan in badan oo muwaadiniin ah. Dowladda Somaaliya waxay horay u qaaday ...

Read More »

Qaashada tallaalka COVID-19 oo Soomaaliya ka billaabanaysa

Himilo – 15 March, 2021 diyaarad sidday tallaalka COVID-19 ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho. Madaxda Wasaaradda caafimaadka iyo masuuliyiin kale ayaa guddoomay tallaalka. Qaadashada tallaalka ka hortagga Cudurka Karoona ayaa maanta ka billaabatay magaalada. Wasiirka caafimaadka ayaana noqotay qofkii ugu ...

Read More »

Saameynta Covid-19 uu Dadkeenna ku reebayo!

Himilo – Covid-19 wuxuu noqday aafada qarniga 21aad ee dunida gaarsiiyay qasaaro ba’an oo ay ugu weyn tahay dhimashada in ka badan 2 milyan iyo bar, marka loo eego warbixinnada isasoo taraya ee sida maalinlaha ah looga soo weriyo Hey’dda ...

Read More »

Sida uu COVID-19 u beddelay Muuqaalka Adduun-weynaha

Himilo – Covid-19 wuxuu galaaftay nolosha dad badan iyo xayiraad iyo cuuryaamin dhaqaale oo caalami ah. Balse sannad kaddib, waxaa la isku maandhaafsan yahay halka loo celin karo ciriga uu kasoo jeedo. Balse intaan ka hadlin dadaallada loogu jiro helidda ...

Read More »

K/Kuuriya oo xaqiijisay kiisaskii ugu horreeyay ee feyruska cusub ah

Himilo – Adeegayaasha Caafimaadka dowladda Koofur Kuuriya ayaa xaqiijiyay seddaxdii kiis ee ugu horreeyay ee ah feyruska cusub. Dadka laga helay oo isku qoys ahaa ayaa waxaa todobaad kahor ay ka yimaadeen magaalada London. Sida ay sheegtay dowladuna, mudadaasi waxaa ...

Read More »

WHO: Covid-19 ma noqon doono cudurkii ugu danbeeyay ee caalami ah

Himilo –  Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO, ayaa ka digeysa in cudurka Covid-19 ee gaaray dhammaan wadamada caalamka uusan noqon doonin midkii ugu danbeeyay ee wada gaara dunida. Tedros Adhanom Ghebreyesus, Madaxa WHO oo fariin muuqaal ah oo ku beegay ...

Read More »

Yurub oo dadkeeda nugul ka tallaaleysa Covid-19

Himilo –  Dhowr dal oo reer Yurub ah ayaa billaabaya in dadkooda nugul ay ka tallaalan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, xilli feyruska cusub ku fidayo caalamka WHO-na ay ka digeyso inuusan noqon doonin midkii ugu danbeeyay. Tallaalkii ugu horreeyay ...

Read More »

Kumanaan kiisas cusub ah oo laga soo warinayo UK

Himilo – Iyadoo feyruska cusub uu kusii faafayo UK, haddana tirakoobka maalinlaha ah ee Covid-19, ayaa muujinaya in la diiwaan galiyay 36,804 oo kiis, kuwaasi oo aan kala caddeyn inuu yahay feyruska cusub iyo inkale, waxaana u geeriyooday 691 oo ...

Read More »

Cumaan oo baareysa kiisas looga shakiyay feyruska cusub

Himilo – Wasaaradda caafimaadka dalka Cumaan ayaa ku dhaawqday in afar qof oo safar kaga yimid Ingiriiska laga helay feyrus looga shakisan yahay midka cusub ee sida dhaqsaha ah ku faafa. Dr. Ahmed Al Saidi, wasiirka caafimaadka ayaa sheegay in ...

Read More »

Kiisaska Covid-19 ee dunida oo sii kordhaya

Himilo – Dunida waxaa sii kordhaya dadka qaadaya iyo kuwa u dhimanaya xanuunka dilaagga ah ee Covid-19, iyada uu ku dhacay dad ka badan 76 milyan oo ruux halka ay u dhinteen 1.7 milyan oo kale. Wadamada korarka laga dareemayo waxaa ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan