Himilo – 15 March, 2021 diyaarad sidday tallaalka COVID-19 ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho. Madaxda Wasaaradda caafimaadka iyo masuuliyiin kale ayaa guddoomay tallaalka.
Qaadashada tallaalka ka hortagga Cudurka Karoona ayaa maanta ka billaabatay magaalada. Wasiirka caafimaadka ayaana noqotay qofkii ugu horreeyay ee qaata.
Sidoo kale, madaxweynaha Somaaliya oo isna qaatay tallaalka ayaa sheegay inuu adkaynayo qaadashada tallaalka ka hortagga cudurka Coronavirus.
Nooca tallaal ee Soomaaliya la keenay waa Oxford-AstraZeneca halka la sheegay inay qaadan karaan 300,000 qof. Boqolkiiba labaatan ayaa lagu wadaa in la tallaalo dadka ku nool Soomaaliya.
Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada ka faa’iideysanaya mashruuca Covax oo ay hoggaamineyso qaramada midoobay kaas oo lagu caawinayo dalalka saboolka ah.
The uterine of another female low dose group who aborted prior to the end of the study consisted of 3 normal conceptuses, 4 late resorptions, and 5 early resorptions albert wood viagra have reported that lncRNA HIF1A AS2 and AK124454 contributed to paclitaxel resistance in triple negative breast cancer through transcriptome analysis 13
I had a Dr who had no answers, no surprise I knew it was an odd concern cialis 20mg