Home / Author Archives: Ahmed Haaddi

Author Archives: Ahmed Haaddi

Lo’da iyo laamiyada Muqdisho, yaa u kala garqaada!

Himilo – Muqdisho waa caasimada dalka Soomaaliya waxey ku taalaa galbeedka badweynta Hindiya. Soddon sano ka hor waxay ahaan jirtay magaalo ay u soo dalxiis tagaan dadyowga duniga, maadaama ay leedahay xadaarad iyo xeebo qurux badan oo soo jiita dadka ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 199aad

Read More »

Cilmi baaris: Dadka Soomaaliyeed oo weli ka baqaya tallaalka COVID-19

Himilo – Soomaaliya waxay ka mid tahay waddamada uu saameeyay karoona, dadka ka badan 25 kun ayuu ku dhacay, halka ay u dhinteen tiro dhaafaysa kun qof oo ay ku jireen masuuliyiin sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka. Cilmi baaris uu ...

Read More »

Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu

Himilo – Kuma cusba dhegaha dadka magaciisu. Muuqiisana haba sheegin. Siyaalo dhowr ah oo kala duwan ayuu uga qeyb ahaa geeddi-socodka nolosha rayidka siiba dhanka wax-barashada iyo hey’adaha. Laakiin wuxuu mar qura saaxadda caannimada iyo hadalheynta qabsaday 10 sannadood kahor. ...

Read More »

Dhibaatada laga dhaxlay ciyaal weerada

Himilo – Dhowrkii sanno ee ugu dambeeyey, waxaa magaalada Muqdisho ku soo badanayay dhallinyaro da’ dhexaad ah oo wata mindiyo, baangado iyo dhallooyin la jibiyey. Dhalinyaradaaa, waxay u abaabulan yihiin koox koox, aad ayay u diyaarsan yihiin marka loo eego ...

Read More »

Muqdisho: Dhallinyaro shaqo abuur ka helay makhaayad sameysa cunnooyinka dalka

Ku Dhawaad 30 dhallinyaro ah ayaa shaqo abuur ka helay Makhaayad ku taalla Muqdisho oo sameysa cunnooyinka dalka ka soo go’a. Dhallinyaradan waxaa kuwo jira kuwo jaamacddo dhammeeyay oo shaqo la’aanta la dhibaatoonayay. Waxay isugu jiraan gabdho iyo wiilal, waxay ...

Read More »

Maqal– Raxiiqul Makhtuum – Casharka 198aad

Read More »

Dhibaatooyinka Muqdisho u gaarka ah

Himilo – Shacabka Soomaaliyeed guud ahaan iyo gaar ahaan dadka ku nool Muqdisho waxa ay wajahayaan dhibaatooyin ballaaran oo isugu jira kuwo dabiici ah iyo kuwo aan gacmaheenna ku kasbanay. Shacabka Muqdisho ku nool lagu qiyaaso saddex milyan oo qof ...

Read More »

Wiil Soomaaliyeed ah oo Sabab u noqday Islaamidda Gabar Ruushiyan ah

Himilo – Saaxiibadii iyo ehelkii ay ka dhalatay waxay wali ugu yeeraan EKratine laakiin marwalba oo usoo daadagto waddooyinka magaalada iyada oo xiran xijaab magaceedu wuxuu isku beddelaa samiiro. Kanina waa shaqsiga ugu muhiimsan nolosheeda oo fure u ah fahamkeeda ...

Read More »

Marxaladihii ay soo martay doorashada Soomaaliya

Himilo – Soomaaliya waxay u diyaar garowbeysaa doorasho aad u daahday oo waqti dheer qaadatay, dhib u dhaceeda wuxuu sababay qal-qal amni iyo mid siyaasadeed. Magaalada Muqdisho ayaa xilliyada qaar waxaa isaga hor imanayay wadooyinkeeda ciidamo hubeysan oo is diidan. ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan