Himilo – Malaayiin muslimiin ah oo ku nool daafaha dunida ayaa sannadkii labaad soomaya iyadoo lala halgamayo cudurka COVID-19 oo weli laga adkaan la’ yahay.
Waxa keliya ee loo helay waa tallaal dadka qaar laga yaabo inay shaki ka qabaan. Balse waxaa lagu taliyaa in la qaato si looga bad-baado faafaha Karoona.
Su’aalaha la is weydiin karo waxaa ka mid ah qof sooman tallaalka ma qaadan? Dr Waheed Abassi ayaa sheegay in tallaalkan uusan wax u dhimeynin soonka qofka.
“Haddii aan weli rumeysan tahay in tallaalka oo aad qaadato uu kaa jebinayo soonka fadlan la xiriir culimada degaanka si ay kaaga shaafiyaan.” Dr Waheed ayaa sidaas sheegay.
Muslimiinta ku nool Shropshire oo ka tirsan UK ayaa lagu boorinayaa inay qaataan tallaalka. Khubarada ayaa sheegay in tallaalka aysan ku jirin nafaqo iyo wax soo saar xayawaan midna.
Both annexin V staining and sub G 1 DNA peak analysis demonstrate that only the atRA trastuzumab and atRA trastuzumab tamoxifen combinations induced apoptosis Figure 3 viagra dosage for 60 year old
viagra effects before and after PMID 4588027 Review