Home / COVID 19 (page 6)

COVID 19

Cilmibaaris: Feyruska Corona waxa uu ku badbaadi karaa oogada sare ee Taleefankaaga 28-cisho

Himilo – Feyruska dhaliya xanuunka Covid-19 ee SARS-CoV-2 ayaa baaqi kusii ahaan kara 28-berri oogada sare ee shaashadda taleefanada gacanta, lacagaha aan isticmaalno iyo biraha dushoodaba, sida lagu ogaaday cilmibaaris ay sameeysay wakaaladda cilmiga seyniska ee dalka Australia. Mudadaasi waxey ...

Read More »

WHO: 350-kun oo xaalado COVID-19 ah ayaa maalinkii laga diiwaan galiyaa caalamka

Himilo – Kiisaska COVID-19 ee maalinkii laga soo wariyo dalalka dunida waxey gaarayaan 350,766 oo kiis, sidaasi waxaa laga soo xigtay WHO, ururka caafimaadka aduunka. Tiradaasi waxey muujineysaa inuu sii fido feyruska Corona, kaas oo horraantii todobaadkan kiisaska maalinlaha ah ...

Read More »

Daraasad: Nitric Oxide dawada suurtagalka ah ee COVID-19

Himilo – Daraasad loo adeegsaday Virto, ayaa lagu ogaaday in isku dhafka Nitric oxide lagu xakameyn karo SARS-CoV-2, feyruska sababa xanuunka COVID-19. Waxa uu isku dhafkani gacan ka geystaa in marinnada dhiigga ay noqdaan waasac, taas oo kordhineysa qulqulka dhiigga ...

Read More »

Nigeria: Qalab cusub oo lagu baarayo Covid-19

Himilo – Seynisyahano Nigeria u dhashay ayaa soo saaray qalab cusub oo lagu baari karo feyruska sababa xanuunka Covid-19, si loo daboolo baahida sii baaheysa ee loo qabo helidda PCR. NIMR, Machadka cilmibaarista caafimaadka Nigeria, ayaa sheegay in qalabkaasi uu ...

Read More »

Xirashada Af-saabka qoyan oo laga digayo

Himilo – Koox Seynisyahano ah ayaa qaba in Af-saabka uusan waxtar lahayn xilli roobaadka, iyaga oo ka digaya isticmaalkiisa. Biyaha roobka ayaa xakameeya hawada uu heli lahaa ruuxa xiran Af-saabka, taas oo hoos u dhigta heerka kala sifeynta hawada. Karol ...

Read More »

Bukaan ka bogsaday COVID-19 kadib 115-cisho oo uu ku jiray qeybta daryeelka deg degga ah ee ICU

Himilo – Kadib 115-cish oo uu ku jiray qeybta daryeelka deg degga ah ee ICU, Abu Taher Ismail oo u dhashay Bangladesh waa uu ka bogsaday xanuunka COVID-19. 55-jirkaan ayaa kamid noqonaya bukaanaddii ugu mudda dheeraa ee la dhul yaala ...

Read More »

WHO: Waqtiga ugu wanaagsan ee laga hortagi karo soo laba kacleynta Corona waa hadda.

Himilo – COVID-19 ma noqon doono xaaladdii caafimaad ee ugu danbeeyay ee soo marta caalamka, waxaase loo baahan yahay in dunidu iska kaashato diyaargarow deg deg ah oo la sameeyo, sidaasi waxaa leh WHO. Cuduradii horey uga dillaacay caalamka, waxey ...

Read More »

Soomaaliya: 3,588 kiis oo Coronavirus ah ayaa laga diiwaan galiyey

Himilo – Sida ay ku qeexdo WHO, Coronavirus waa bah feyrus oo isku tagay, kuwaas oo sababa xanuunka Covid-19. Astaamaha ugu badan ee lagu arko qofka uu ku dhaco waa Qandho, Qufac qalalan, iyo daal, astaamaha kale sida dhuun xanuunka, ...

Read More »

Caalamka: 226-ruux ayaa saacaddiiba ugu geeriyoota COVID-19

Himilo – In ka badan hal milyan oo ruux ayaa caalamka ugu geeriyootay xanuunka COVID-19, taas oo ka dhigan in 16-kii daqiiqaba uu geeriyooday hal qof amaba saacadiiba ay u dhinteen 226-ruux, sida lagu sheegay xogta bisha September. Wadamada Mareykanka, ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan