Himilo – Bulshada caalamka waxey la daalaadhaceysa digniino isi soo taraya oo la xiriira colaado, qiimo kororka xagga cuntada iyo shidaalka ah, oo lagu daray masiibooyin ka dhashay cimilada is baddelaya. Iyada oo ay jiraan dhibaatooyinkan is biirsaday oo si ...
Read More »Author Archives: Sadia Nour
Afka iyo Sarbeebtiisa
Himilo – Af waxa uu ka kooban yahay amaba uu ku taagn yahay seddaxda tiir ee kala ah erayada, qaab dhismeed iyo adeegsiga. Marka la joogo afkeenna hadalku waxa uu noqdaa tix amaba tiraabta oo ah midka aan sida maalinlaha ...
Read More »La Kulan: Farshaxaniistaha xirfaddeeda ku wacyigelisa bulshada
Himilo – Sanaa Yuusuf Maxamuud waa farshaxaniiste, xirfadeeda waxey u adeegsataa soo bandhigidda dhaqanka iyo hiddaha suuban ee soomaalida. Inkasta oo ay xirfaddan jecleyd tan iyo yaraanteedii haddana ma helin goob ay ka barato oo ay ku hormariso, sida ay ...
Read More »Sheekada: Gabadha abaabusha isoo soo baxyada doorashooyinka – balse aanan codeynin
Himilo – Diana Mwazi waxey ka mid tahay dhallinyarada Kenya ee u arka doorashooyinka kusoo foolka leh dalkooda wado ay ku sameyn karaan dhaqaale, balse aanan u arag fursad shantii sanaba mar soo marta oo ay ku doortaan hogaamiye isbaddel ...
Read More »Xilli-roobaadka iyo xanuunka duumada
Himilo – Waxaa dalka ka curtay roobkii Xagaaga oo kasoo hormaray xilligii ay saadaalinayeen hay’adaha samafalka, ee ahaa billawga Luulyo illaa bisha September. Waxa uu yimid waqti baahi wayn ay u qabeen ummadda soomaaliyeed oo la daalaacayay kuleyl darran iyo ...
Read More »La kulan: Kalluunka ugu wayn caalamka
Himilo – Dadka ku nool jiinka wabiga Mekong ee dalka Cambodia ayaa soo dabay kalluun seynisyahannadu ku tilmaameen midkii ugu waynaa ee ebed laga dhex helo biyaha macaan, kaasi oo xogtiisa la keydiyo. Waxaa culeyskiisa uu gaarayaa 661 pound oo ...
Read More »Afreen Fatima: Codka muslimiinta India
Himilo – Maamulka gobolka Uttar Pradesh ee dalka India ayaa amaray toddobaadkii hore in la burburiyo hoyga ay kaga nool yihiin Afreen Fatima iyo qoyskeeda magaalada Prayagraj. Amarkaasi kaddib saacado guheed ayaa dhulka lagu dhigay dhismahaasi oo ka koobnaa laba ...
Read More »Internet Explorer oo suuqa laga saaray
Himilo – Shiradda Microsoft, ayaa ugu dambeyntii ku dhawaaqday in la joojiyay isticmaalka barnaamijkeeda Internet Explorer ee isticmaalayaasha Kombuyuutarka u fududeeya inay ku xirmaan Internetka, kaddib muddo 27-sano ah oo uu shaqeynayay. Barnaamijkan waxa uu ku biirayaa Taleefannada BlackBerry, kuwaasi ...
Read More »England oo ku dhawaad 100 sano kaddib la kulantay guuldarro weyn
Himilo – Xulka kubadda cagta England ayaa xalay guul darro weyn oo taariikhi ah kala kulmay xulka Hungary, ciyaar ku dhamaatay 4-0 oo Ingiriiska lagu garacaay. England ayaa lugtii hore oo ka dhacday dalka Hungary looga badiyay 0-1, iyada oo ...
Read More »Pakistan: Shacabka oo laga codsanayo inay dhimaan isticmaalka Shaaxa
Himilo – Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta Pakistaan ayaa shacabka ka dalbatay inay yareeyaan isticmaalka Shaaxa, si loo xasilliyo dhaqaalaha dalkaasi ee sabeynaya. Ahsan Iqbal, wasiirka wasaaraddaasi ayaa qaba in dadka oo maalinkii caba hal illaa laba koob oo shaax ah ...
Read More »