Home / Author Archives: Sadia Nour (page 3)

Author Archives: Sadia Nour

Allow xildhibaanku dooraa mid inoo dan ah

Himilo – Waa guuxa dadweynaha soomaaliyeed ee ka dhursugaya doorashada maanta ka dhaceysa xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni ee qabsoomideeda ay qaadatay muddo ka badan sanad iyo bar ayna hareereeyeen khilaafyo sababay gacan ka hadal. Doorashadu ma noqon doonto mid ...

Read More »

TikTok: God madow oo ay ku hoobanayaan dhalinteenna

Himilo – Horumarka deg-degga ah oo ay ku socoto tiknoolojiyadda lagu farsameeyo taleefannada gacanta, waxa ay ku qasabtay aadanaha inay soo saaraan barnaamijyo (applications) si fudud ula jaanqaadi karo mobile-da ku shaqeeya internatka. Billawgiiba waxaa la hindisay kuwa qoraallada lagu wadaago, ...

Read More »

Muqdisho: kiilada Liin-dhanaanta oo lagu kala iibsanayo 40-kun sh so

Himilo – Waxaa sare kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisto khudaarta kasoo go’da beeraha dalka ee lagu iibiyo suuqyada caasimadda Muqdisho. Sare u kacan ayaa si gaar ah u taabtay khudaarta kala ah Liin dhanaanta, ansalaatada, Bocor guduudka, Barbarooniga ...

Read More »

03-da May: Maalinta caalamiga ee xorriyadda saxaafadda

Himilo – Kulan ka dhacay Windhoek -caasimadda Namibia intii u dhaxeysay 29-kii April illaa 03-dii May sanadkii 1991-kii, ayaa laga soo saaray baaq la siiyay magaca magaalada oo lagu ayidayay madax banaanidda, xorriyadda iyo kororka saxaafadda Africa. Marka laga yimaado ...

Read More »

Muslimiinta dunida oo u dabbaal-degaya Ciidul fitriga

Himilo – Muslimiinta adduunka ayaa billaabay u dabbaal-degidda munaasibadda Ciidul-fitriga oo ku asteysan dhammaadka bisha Soonqaad. Dabbaal-degga ayaa waxa uu ku billaawdaa caadiyan takbiirta salaadda ciidda iyo tukashadeeda oo lagu oogo masaajidda iyo fagaarayaashada caalamka. Waxaa ka mid ah dalkeenna, ...

Read More »

Ciidul Fitri 2022: Dowladaha caalamka oo baadigoobaya bisha Shawaal

Himilo – Soonka waxa uu marayaa heer gabagabo ah, dhammaadka bishan ramadaan waxey muslimiinta caalamka u dabbaal-degaan ciidul Fitriga. Inkasta oo ay ku xiran tahay aragtida bisha soon-fureed, haddana waxey dowladaha Islaamka isku raacsan yihiin in ciiddu noqoneyso Isniin- labada ...

Read More »

Socdaalkii lagu uruuriyay £1,000

Himilo – In ka badan boqol ruux ayaa ka qeyb gashay socdaal ay soo abaabushay hay’adda Happy Healthy You oo kaashaneysa urur kale oo samamfal ah, kaasi oo lagu qabtay barxadda Lister Park ee galbeedka England. Socdaanlkan ayaa ujeedkiisu ahaa ...

Read More »

Mane: “Liverpool waxey baddeshay jadwalka tababarka”

Himilo – Sadio Mane xiddigga reer Senegal, ayaa sheegay in kooxdiisu ay baddeshay jadwalkii caadiga ahaa ee tababarka, si ay u caawiso ciyaariyahannadeeda muslimiinta ah ee sooman inta lagu jiro bisha soon-qaad. Sida uu sheegay Mane, kabtanka kooxda Jordan Henderson ...

Read More »

Dhalinyaro afurisa qoysaska danta yar

Himilo – Soon, -marka laga yimaado inay tahay bil afka la xira inta u dhaxeysa waabarkii illaa gabbal-dhaca, waa ayaamo ay muslimiinta xoojiyaan sameynta acmaasha wanaagsan, sida bixinta sadaqada. Waxaa bishan oo kale la arkaa ururo amaba dad is abaabulay ...

Read More »

Muslimiin ka badan 14 milyan oo booqday masjidka nabiga bishan Soon

Himilo – In ka badan 14 milyan oo muslimiin ah ayaa booqday masjidka Nabigeenna Muxamed NNKH ee ku yaala magaalada Madiina ee dalka Sacuudi Carabiya tan iyo markii ay bilatay bisha barakeysan ee soon. Warsidaha Saudi Gazette, ayaa daabacay in ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan