Home / Author Archives: Sadia Nour (page 2)

Author Archives: Sadia Nour

Maxey muhiim u tahay xilligan inaan xiranno Af-saab?

Himilo – Waa dhif iyo naadir inaad wadooyinka, suuqyada, gawaarida dadweynaha, iyo goobabaha kale ee ay dadku isugu yimaadaan ee Muqdishu aad ku aragtaa ruux wata Fuq-saab, sabab la xiriirta dadka ku nool gudaha dalka oo badankood aaminsan in feyruska ...

Read More »

Berlin: Bar-billowga mushkiladaha heysta Africa

Himilo – Galab Sabti ah, 15-kii November sanadkii 1884-kii, Shir ballaaran oo uu hindisihiisu lahaa hogaamiyihii Jermalka Otto von Bismarck, ayaa ka furmay hoygii uu ka deganaa magaalada caasimadda ah ee Berlin. Miis u sameeysan sida qoobka fardaha ayay isugu ...

Read More »

Dunida: Sodankii saac ba qof ayaa noqda bilyanneer

Himilo – Markii ay kordheen qiimaha cuntada iyo shidaalka sabab la xiriirta colaadda Yukreyn iyo aafada Karoona, waxaa shaxda hantiilayaasha maalkoodu gaaray bilyanka ku biiray dad cusub, halka malaayiin kale na ay galeen xeendaabka saboolnimada darran, sida ku dhigan sahan ...

Read More »

Maxaa looga baahan yahay dalka doonaya inuu ku biiro NATO?

Himilo – Finland iyo Sweden in muddo ah ba waxey ahaayeen dowlado siyaasadoodu dhanna raacsaneyn, balse hadda waxa ay doonayaan inay dhan u janjeersadaan oo ay ku biiraan xulafada milatari ee ugu ballaaran adduunka ee NATO, kaddib codsigoodii rasmiga ahaa ...

Read More »

Taariikh-nololeedka Cabdullaahi Maxamed Shirwac

Himilo – Cabdullaahi Maxamed Cali (Shirwac) guddoomiyihii hay’adda Tubta Nabadda, ayaa habeennimadii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho, kaddib muddo dhowr cisho ah oo uu xanuunsanayay, sida ay xaqiijiyeen qoyskiisa. Waxaa salaadda Janaasadda oo lagula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka ka qeyb ...

Read More »

Dowladda France oo 7,000 oo askari u diyaarisay amniga Garoonka ay isku wajahayaan Madrid iyo Liverpool

Himilo – Dowladda France ayaa ku dhawaaqday in iyada oo xil iska saareysa amniga taageerayaasha faraha badan ee caawa daawanaya Ciyaarta kama dambeysta ah ee Liverpool iyo Real Madrid ay howlgelisay 7,000 oo askari. Inkasta oo xiriirka Ciyaaraha Europe ee UEFA ...

Read More »

Monkeypox: Feyruska ku faafaya dunida

Himilo – Hay’adda caafimaadka adduunka ee (WHO), ayaa digeysa in feyruska Monkeypox ee kiisaskiisa laga helay dalalka u badan reer yurub uu ku faafo dunida oo uu gaaro wadamo hadda ka nabdoon. Tan iyo 7-dii May, 131 kiis oo xanuunka ...

Read More »

Ugaaso Shaacuur: “Waa dabkii afaraad oo ay hanti iiga gubaneyso”

Himilo – Ugaaso Gees-dheer Shaacuur waxey ka mid tahay ganacsatadii ku hanti beeshay dabkii habeenimadii Jimcaha qabsaday xarumaha ganacsi ee ku teedsan waddada xiriirisa isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer. Dabkan oo ka billawday qalqal koronto ayaa baabi’iyay in ka badan ...

Read More »

Cilmibaaris: Africa waa xudunta dhimashada ka dhalata wasaqeynta Degaanka

Himilo – Wasaqeynta degaanka ee sii xumaaneysa ayaa sababtay in qiyaastii 9 milyan oo ruux ay ugu geeridoodeen dunida tan iyo sanadkii 2015-kii, tiradaasi waxey ka badan tahay middii u dhimatay Covid-19, sida ay muujineyso daraasad natiijada daabacay maanta. Hawada ...

Read More »

Gueye: Maxaa sababay inuu seego kulankii Montpellier FC?

Himilo – Ciyaariyahanka muslimka ah ee qadka dhexe kaga ciyaara kooxda Paris Saint-Germain Idrissa Gueye ayaa seegay kulankii kooxdiisu la lahayd Montpellier sabtigii. Xidiggan ayaa la arkayay isaga oo ciyaarta daawanaya tarabuunka, taasi oo dhalisay in su’aal la iska weydiiyo ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan