Iskuul ku yaalla dalka Turkiga ayaa muddo saddex sano ah keliya hal arday wax u dhiga. Nasiib wanaagsan sanado kaddib waxaa sanadkan iskuulkan oo ah mid hoose ku soo biiray arday kale.
Hoos ka daawo sheekada oo buuxda