Home / Arrimaha Bulshada / Jaamacadda Muqdisho oo 12; Bare u dallacsiisay Bare sare,daawo

Jaamacadda Muqdisho oo 12; Bare u dallacsiisay Bare sare,daawo

Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qaban qaabisay munaasibad 12; bare Jaamacadeed loogu dallacsiinayay darajada Bare sare.

Madaxda ugu sarreysa Jaamacadda iyo mas’uuliyiin kale oo la casuumay ayaa ka qeybgalay munaasibaddaas oo ay madaxdii ka hadashay soo bandhigeen heerarka ay soo martay marxaladda darajada Bare sare ee ay Macallimiinta qaateen.

Dr Ibraahim Dheere oo hadda ah Guddoomiyaha Jaamacadda ayaa ka sheekeeyay taariikhda 26ka sano ah ee ay jirtay Jaamacadda heerarkii ay soo mareen Barayaasheeda iyo meesha laga soo billaabay aas aaskeeda.

halkan ka daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/827577755338384/

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan