Home / Muuqaallo

Muuqaallo

Gaari hal dollar kugu geynaya meeshii aad ka rabto gudaha Muqdisho,Daawo

Yuusuf Axmed,waxaa uu go’aansaday in uusan shaqaale noqon sida uu ku sheegay warbixintan,waxaana uu doorbiday in uu Gaarigiisan yar si iskiis ah ugu shaqeysto. Waxaa uu ku qortay Magac iyo Taleefan,waxaa la xiriira Macaamiisha dooneysa in ay raacaan Gaarigiisa si ...

Read More »

Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar oo bandhig ku qabtay Muqdisho,Daawo

Bandhig ay soo qaban qaabiyeen Iskaashatada farshaxanka iyo warshadaha yaryar ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Bandhigga ayaa waxaa ay la yimaadeen dadkii ka qeybgalay wax soosaarkooda farshaxaneed iyo aragtiyada ganacsi ee ay hayeen. Faadumo Sheekh Cali waa Guddoomiyaha Iskaashatada farshaxanka ...

Read More »

Jaamacadda Muqdisho oo 12; Bare u dallacsiisay Bare sare,daawo

Jaamacadda Muqdisho ayaa soo qaban qaabisay munaasibad 12; bare Jaamacadeed loogu dallacsiinayay darajada Bare sare. Madaxda ugu sarreysa Jaamacadda iyo mas’uuliyiin kale oo la casuumay ayaa ka qeybgalay munaasibaddaas oo ay madaxdii ka hadashay soo bandhigeen heerarka ay soo martay ...

Read More »

Sidee looga xusay Muqdisho munaasibadda 26ka June?,Daawo

Sanadkasta waxaa Soomaaliya laga xusaa todobaadka xorriyadda oo ka billowda 26ka Bisha June kuna dhamaada 1da bisha Julay. Sanadkan waa sanadguuradii 63aad ee ka soo wareegtay markii ay Soomaalida ka xorowday gumeysigii Ingiriiska iyo Talyaaniga iyo israacii Gobollada Koofurta iyo ...

Read More »

Diyaar garowga Ciidda Suuqyada Muqdisho

Iyada oo ay maalma kooban ka harsantahay munaasibadda Ciidul Fitriga ayaa suuqyada Muqdisho waxaa ka socda dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ee Dukaameysiga. Dad u badan Haween Gacmaha ka haya Carruur ayaa lagu arkayaa suuqyada Waaweyn ee Muqdisho kuwaas oo u ...

Read More »

Sidee Qasabka Cabitaan looga sameeyaa?, Daawo

Ibrahim Xasan; ayaa Muqdisho ku sameystay Ganacsi uu ka maareeyo noloshiisa kaas oo ah in uu Qasabka shiido una beddelo Cabitaan kaddibna ku iibiyo jidadka Muqdisho. Waxaa uu qofka hortiisa ugu shiidayaa Qasabka kaddibna waxaa uu ka siinayaa qiimaha, sidaas ...

Read More »

Sidee Bisha Soon u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga?, Daawo

Bisha Soonka waxaa ay ka mid tahay Bilaha dadka jecel miisaandhimista ay la yimaaddaan qorshayaasha dhimista miisaankooda. Maaddaama maalintii aan cunto la cuneyn waxaa jira habab iyo tallaabooyin kale oo ay tahay in uu qaado qofku si uu u dhimo ...

Read More »

Daawo: Subac Soonka iyo Soomaalida

Dhaqanka Soomaalida ee wanaagsan waxaa ka mid ah Xifdinta Diinta Islaamka oo ay inta badan uga duwanyihiin Muslimiinta Caalamka. Waxyaabaha Soomaalida u suurageliyay xifdiga Qur’aanka waxaa la isku raacsanyahay in uu qeyb ka yahay Subaca xilliyada ardeynimada Dugsiga iyo marka ...

Read More »

Goormee kugu dambeysay Nacnac Burbur?,Daawo sida loo sameeyo

Faadumo C/Qaadir; waxaa ay si iskeed ah u abuurtay shaqo ay ka maareyso nolosha qoyskeeda iyada oo Gurigeeda joogta waliba. Waxaa ay Guriga ku sameysaa Nacnaca loo yaqaan Bubur ama Luubaani,waxaa uu mar Caan ka ahaa Muqdisho,gaar ahaanna Bosteejooyinka Gaadiidka ...

Read More »

Isbeddelka qiimaha Khudaarta Suuqyada Mqudisho – Daawo

Isbeddel aad u weyn ayaa ku yimi qiimaha khudaarta Suuqyada magaalada Muqdisho tan iyo billowgii Bishan Ramadaan. Suuqyada Khudaarta ayaa lagu arkayaa dad aad u badan oo ka cabanaya qiimaha sare u kacay ee noocyada khudaarta. Fa’isa Cali; waxaa ay ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan