Ibrahim Xasan; ayaa Muqdisho ku sameystay Ganacsi uu ka maareeyo noloshiisa kaas oo ah in uu Qasabka shiido una beddelo Cabitaan kaddibna ku iibiyo jidadka Muqdisho.
Waxaa uu qofka hortiisa ugu shiidayaa Qasabka kaddibna waxaa uu ka siinayaa qiimaha, sidaas ayuu sheegay in uu shaqeysto.
Ibrahim ayaa aragtidan ka helay Internetka kaddibna waxaa uu xubin ka mid ah qoyskiisa oo jooga Hindiya weydiistay qalabka sida uu sheegay.
Waxaa uu leeyahay Beer uu ka baxo Qasabka, isagana Cabitaan ahaan ayuu ugu iibiyaa Muqdisho isaga oo heysta macaamiil fiican.
halkan ka dhameystiro sheekadan.
https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/3459225884348017