Author Archives: admin
Maqal- Suwar min xayaati saxaabah- Casharka 118aad
Barcelona oo ku garaacday Chelsea saxiixa Kays Ruiz-Atil
Himilo – Chelsea ayaa qarka u saaran inay weydo saxiixa da ‘yarka Paris Saint-Germain Kays Ruiz-Atil. 19 jirkaan ayaa loo gacan geliyay dhowr fursadood oo Ligue 1 ah intii uu joogay tababaraha haatan ee Blues Thomas Tuchel, laakiin ma uusan ...
Read More »Madax-bannaanida Jabuuti waa Guusha Somaaliya
Himilo — Jabuuti waa barta istiraatijiyadda bariga Afrika oo dhaca xeebta waqooyi bari ee Geeska Afrika. Waxay dhinaca ku heysaa Marinka Baab al-Mandab kaas oo kala seera ama kala gooya Badda Cas iyo Gacabnka Cadmeed. Intii u dhaxaysay 1867-1967-kii waxaa ...
Read More »Manchester City oo kalsooni ku qabta heshiiska cusub ee Raheem Sterling
Himilo – Manchester City ayaa sugi doonto mustaqbalka fog ee Raheem Sterling, iyadoo qandaraaska uu ka dhigi doono inuu noqdo ninka ugu mushaharka badan taariikhda kooxda. Weeraryahanka, oo u dhaqaaqay Etihad sanadkii 2015, ayaa kusoo muuqday mid ka mid ah ...
Read More »Maxaad dhaxleysaa marka aad dhir beerto?
Himilo – Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan ...
Read More »Tottenham Hotspur oo awood u leh inay Giovani Lo Celso ku hesho 27milyan oo ginni
Himilo – Tottenham Hotspur ayaa leh ikhtiyaar ah inay kula saxiixato Giovani Lo Celso heshiis joogto ah 27.3 milyan ginni bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Naadiga ka dhisan Waqooyiga London ayaa si amaah ah ugala soo wareegtay ...
Read More »Man City Oo Ku Biirtay Tartanka Lautaro Martinez
Himilo – Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay qorsheyneyso in ay u dhaqaaqdo weeraryahanka kooxda Inter Milan Lautaro Martinez. 22-sano jirkan ayaa qaab ciyaareed wanaagsan ku qaadanaya kooxda Inter inta lagu gudajiray ololaha 2019-20, isagoo shabaqa soo ...
Read More »Khubaro: Soonka joogtada ah ayaa kahortag u ah wadno xannuunka
Himilo – Baaritaan lagu daabacay majaladda MedicalXpress ayaa tilmaamay saameynta soonka joogtada ah uu ku reebo caafimaadka wadnaha iyo da’da qofka. Hay’adda caafimaadka wadnaha Mareykanka ayaa sheegtay in soonka joogtada ah uu yareeyo khatarta cudurrada wadnaha isaga oo dheereeya da’da ...
Read More »Real Madrid oo Man United’ ugu yaboohaysa £ 42m oo lagu daray Vinicius Junior
Himilo – Real Madrid ayaa isku diyaarineyso inay u soo bandhigto Manchester United 42 milyan ginni iyo weeraryahanka reer Brazil Vinicius Junior iyagoo rajo ka qaba inay la soo wareegaan Paul Pogba inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga bisha ...
Read More »