Diyaar garowga Ciidda Suuqyada Muqdisho

Iyada oo ay maalma kooban ka harsantahay munaasibadda Ciidul Fitriga ayaa suuqyada Muqdisho waxaa ka socda dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ee Dukaameysiga.

Dad u badan Haween Gacmaha ka haya Carruur ayaa lagu arkayaa suuqyada Waaweyn ee Muqdisho kuwaas oo u iibinaya Dharka Ciidda iyo Alaabaha ay ku ciyaaraan Carruurta.

Koox ka tirsan Himilo Radio ayaa tagay qaar ka mid ah Suuqyada Muqdisho ee uu ka socdo dukaameysiga ugu badan ee u diyaar garowga Ciidda Soonfur.

Halkan ka Daawo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/704845848083976

error: Copy lama Ogola Fadlan