Home / Arrimaha Bulshada / Sidee looga xusay Muqdisho munaasibadda 26ka June?,Daawo

Sidee looga xusay Muqdisho munaasibadda 26ka June?,Daawo

Sanadkasta waxaa Soomaaliya laga xusaa todobaadka xorriyadda oo ka billowda 26ka Bisha June kuna dhamaada 1da bisha Julay.

Sanadkan waa sanadguuradii 63aad ee ka soo wareegtay markii ay Soomaalida ka xorowday gumeysigii Ingiriiska iyo Talyaaniga iyo israacii Gobollada Koofurta iyo Waqooyiga ee lagu yagleelay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Halkan ka daawos sida looga xusay Muqdisho munaasibaddan.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/590082479919420

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan