Home / Arrimaha Bulshada / Sidee Bisha Soon u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga?, Daawo

Sidee Bisha Soon u dhimi kartaa miisaanka jirkaaga?, Daawo

Bisha Soonka waxaa ay ka mid tahay Bilaha dadka jecel miisaandhimista ay la yimaaddaan qorshayaasha dhimista miisaankooda.

Maaddaama maalintii aan cunto la cuneyn waxaa jira habab iyo tallaabooyin kale oo ay tahay in uu qaado qofku si uu u dhimo Miisaankiisa muddada lagu jiro Bisha Ramadaan.

Dhaqaatiirta ayaa inta badan dadka siiya talooyin la xiriira habka dhimista Miisaanka Qofka inta lagu jiro Bisha Ramadaan,sida cuntooyinka uu qaadanayo iyo hababka kale ee uu adeegsanayo.

Drs Hanaa Axmed Muuse, ayaa waxaa ay muuqaalkan ku sharraxeysaa sida Qofka doonaya in uu miisaankiisa dhimo Bisha Ramadaan uu sameynayo.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/914582713109570

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan