Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV ee Chine ka dilaacay?

Himilo-Dalka Shiinaha waxaa ka dilaacay xanuun cusub oo soo ritay dad badan, waxaana isbitaalada kuyaalla dalkaasi buux dhaafiyay dad badan oo ka cabanaya fayruska HMPV.

hadaba Maxaa ka naqaanaa Virus-ka HMPV?

Human metapneumovirus (HMPV) waa fayras ku dhaca hab-dhiska neefsashada, waxaana la helay markii ugu horreysay sannadkii 2001. Waxa uu ka tirsan yahay qoyska Paramyxoviridae, wuxuuna inta badan saameeyaa marinnada neefsashada.  HMPV wuxuu ku faafaa hawada marka qof xanuunsan uu qufaco, hindhiso, ama hadlo sidoo kale waxa uu faafaa marka qofka qabo uu salaamo qof kale. Calaamadaha lagu garto HMPV waxaa kamid ah, qandho, cune-xanuun iyo Neefsashada oo dhib ku noqota qafka. dadka nugul ee uu dhibaateyn karo, Caruurta, dadka da’da ah, dadka difaacoodu uu daciif yahay iyo dadka qaba xanuunka neefta.

 

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan