Himilo – Kulan ka dhacay Windhoek -caasimadda Namibia intii u dhaxeysay 29-kii April illaa 03-dii May sanadkii 1991-kii, ayaa laga soo saaray baaq la siiyay magaca magaalada oo lagu ayidayay madax banaanidda, xorriyadda iyo kororka saxaafadda Africa. Marka laga yimaado ...
Read More »Maalmaha Caalamiga
Maxey muhiim u tahay beerista Dhirta?
Dhir beeristu waa mid kamid ah waajibaadka mideeya jiil kasta oo koonkaan ku imaanaya qaddarta eebbe, sababtuna waa in dhirtu tahay saaxiibka ugu dhaw degaanka, degaankuna waa halka hoyga iyo noloshaba u ah aadamaha cammiraya koonka. Asal ahaan dhirta ayaa ...
Read More »Maalinta caalamiga ee haweenka
Maalinta Caalamiga ee haweenka waa dhacdo si guud dunida looga xuso 8 Maarso sannad kasta tan iyo markii la sameeyay. Munaasabadaha maalintan la qabto waxaa lagu casuumaa haween kala duwan kuwaa oo ka dhex muuqda siyaasadda, dhaqaalaha, hal- abuurka iyo ...
Read More »13 Febraayo- Maalinta caalamiga ee raadiyaha
Himilo – Raadiyaha waa warbaahinta gaarta dadka ugu badan caalamka oo dhan. Waxaa kale oo loo arkaa warbaahin leh awood badan islamarkaana qiimaheeda uu jaban yahay. waxaa sanadkan hal-ku-dheg- loo qaatay ‘Raadiyaha iyo nabadda’. Waxaa si gaar ah loogu talo ...
Read More »18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga
Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...
Read More »11 December – Maalinta caalamiga ah ee Buuraha
Himilo – Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee ...
Read More »10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha
Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti ...
Read More »04 December – Maalinta caalamiga ah ee Bankiyada
Himilo – Maalinta caalamiga ah ee bankiyada waxaa galka maalmaha caalamiga ah ee Qaramada Midoobay lagu daray 19 December sanadkii 2019. Golaha guud ee ururka ayaa xilligaas go’aansaday in sanad kasta 4 December la wayneeyo kaalinta Bankiyada ee nolosha. Marka ...
Read More »03 December – Maalinta Caalamiga ee Naafada
Himilo – Xuska sanadlaha ah ee Maalinta Caalamiga ee Naafada waxaa sanadkii 1992-kii asteysay QM. Ujeedku waa ilaalinta xuquuqda iyo bad-qabsanaanta dadka laxaadkoodu kala dhimman yahay ee ku jira dhammaan bulshooyinka iyo in sare loo dhigo wacyiga la xiriira xaaladaha ...
Read More »1 December – Maalinta caalamiga ee AIDS-ka
Himilo- Kowda bisha December sannad kasta taniyo sanadkii 1988-kii, waa maalin caalami ah oo loogu dow-galay sare-u-qaadista wacyiga la xiriira cudurka dilaaga ah ee AIDS-ka kaas oo ku fidaya feyraska halista ah ee HIV-ga iyo in sidoo kale in loo ...
Read More »