Home / Maalmaha Caalamiga (page 2)

Maalmaha Caalamiga

6 Febraayo- Maalinta caalamiga ee u dulqaadasho la’aanta gudniinka fircooniga

Himilo – Gudniinka fircooniga waa dhaawaca loo geysto xubinta taranka haweenka sababo aan la xiriirin caafimad, waxaana loo arkaa xadgudub ka dhan ah xuquuqda gabdhaha iyo haweenka. Caadadan waxay ka tarjumeysaa sida loogu xadgudbo xuquuqda haweenka sida tan caafimaadka iyo ...

Read More »

4 Febraayo- Maalinta caalamiga ee cudurka Kansarka

Himilo – Sanad kasta maanta oo kale, 4 Febraayo waxaa la xusaa maalinta caalamiga ah ee kansarka. Yoolka maalintan waa in la dhiira geliyo lana xasuusto dhibanayaasha cudurkan nuucyada badan. Waxaa kale oo looga dan leeyahay xuska maalintan in la ...

Read More »

1 Feb – Maalinta Caalamiga ee Xijaabka.

Himilo – Maalinta Caalamiga Hijaabka waa dhacdo sanadle ah oo maskaxdeeda ay ka timid Nazma Khan sanadkii 2013-ka. Munaasabadda ayaa la qabtaa kowda bisha febraayo sanad kasta. Waxaana la xusaa 140 dal oo dunida kamid ah. Ujeedka maalintan waa dhiirri-gelinta ...

Read More »

24-ka Janaayo maalinta caalamiga ee waxbarashada

Himilo – Dunida ayaa u dabbaaldegay xuska maalinta waxbarashada oo xambaarsan xuquuq aadane, dan guud iyo mas’uuliyad dadweyne. Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay 24-ka Janaayo inay tahay maalinta caalamiga ah ee waxbarashada, iyadoo loo dabaaldegayo ...

Read More »

27-December Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa

Himilo-Maalinta Caalamiga ah ee U Diyaargarowga Cudurrada faafa, 27 December Maalinta Caalamiga ah ee u diyaar-garowga cudurrada faafa sannad kasta si ku habboon oo waafaqsan xaaladaha iyo mudnaanta qaranka, iyada oo loo marayo waxqabadyo waxbarasho iyo wacyigelin, si loo muujiyo ...

Read More »

20 december maalinta caalamiga ah ee wada jirka Aadanaha

Himilo-Golaha loo dhan yahay ee qaramada midoobay ayaa 22 December sannadkii 2003,dii meelmariyay in sannad kasta 20-ka bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee wadajirka aadanaha. Maalintan ayaa looga gon lee yahay sidii bulshada ...

Read More »

18 December – Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga

Himilo- Maalinta Caalamiga ee Afka Carabiga waxaa loo dabaal-degaa 18 bisha December sannad kasta. Waxaana dhidibada u taagtay hey’adda UNESCO sannadkii 2010 si loogu dabaal-dego kala duwanaanshaha dhaqamada iyo in si simman loo adeegsado lixda luqadood ee rasmiga u ah ...

Read More »

11 December – Maalinta caalamiga ah ee Buuraha

Himilo – Buuraha ayaa gabbaad u ah 15% dadka caalamka iyo afar meelood meel xayawaanada iyo dhirta dhulka. Waxaa biyo nadiif ka hela kala bar dadka caalamka. Tani waxay abuureysaa ahmiyadda ilaalintooda oo qeyb ka ah yoolalka Qaramada Midoobay ee ...

Read More »

10 December- Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha

Himilo FM – Maalinta Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha waxaa la xusaa sanad kasta 10-ka bisha Dec – oo ah maalintii Kalfadhiga Guud ee QM uu la qabsaday Baaqa Caalamiga ee Xuquuqda Aadanaha sanadkii 1948-kii. Waxaana loo sameeyay xuquuqda aadanaha Dukuminti ...

Read More »

9 Dec – Maalinta caalamiga ee ka dhanka ah Musuqmaasuqa

Himilo- Sannad kasta adduun dhan hal tirilyan oo doolarka Maraykanka ah ayaa lagu bixiyaa laaluush – halka cadad lagu qiyaasay 2.6 tirilyan oo Doolar xatooyo ahaan loogu dhaco musuqmaasuq. Si kale marka loo dhigo, adduunka ku baxa Musuqmaasuqa sannad kasta ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan