Magaalada Lagos ee dalka Nigeria ayaa noqotay magaalada ugu cariiriga badan aduun-ka sida ay muujineyso warbixin ay soo saartay hey’ada Traffic Index Rate (Current)
Lagos waa magaalo xeebeed ku taal dalka Nigeria, illaa 1991-kii waxay aheyd caasimada dalkaa ka hor inta aan caasimadda loo warejin magaalada Abuja. Lagos waa magaalada ugu weyn Nigeria iyo mid kamid ah magaalooyin-ka saxaraha Africa ugu weyn.
Magaalooyinka afirca ugu cariirga badan waxaa soo galay Nairobi, iyadoo ku jirta kaalinta 9-aad.
Hadabada waa kuwan tobanka magaalo ee aduunka ugu cariiriga badan dhanka wadooyin-ka
- Lagos 🇳🇬
- Los Angeles 🇺🇸
- Colombo 🇱🇰
- Dhaka 🇧🇩
- Delhi 🇮🇳
- Kolkata 🇮🇳
- Mexico City 🇲🇽
- Mumbai 🇮🇳
- Nairobi 🇰🇪
- Manila 🇵🇭