Home / Daraasad (page 3)

Daraasad

Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato

Himilo – Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen saynisyahanno ku nool dalka mareykanka ayaa soo jeedisay in helidda wakhti badan oo nasiino ah uu waxyeello u geysto caafimaadka maskaxda dadka. Xogaha la helay ayaa raaha ka rogay in wixii ka ...

Read More »

Cilmi baaris: Ka hor hadalka carruurta waxay bartaan adeegsiga taleefannada!

Himilo – Ku dhawaad saddex meelood meel carruurta casrigan waxay bartaan adeegsiga taleefannada ama computer ka hor inta aysan hadal baran, warbixinta ayaa sidaas daah rogtay. Qiyaastii boqolkiiba 29 waxay adeegsiga ku billaabaan xilliga socod baradka, waxay  jecel yihiin sawirada iyo ...

Read More »

Daraasad: Kangaroo waxaa la bari karaa habka loola xiriiro Aadanaha

Himilo – Xayawaanka ka tirsan bah Naasleey ee dheereeye ee Kangaroo waxaa la bari karaa habka loola xiriiro bini’aadamka si la mid ah kuwa dabjooga ah oo tusaalle looga dhigi karo Eyga, sidaasi waxaa lagu shaaciyay cilmibaaris la sameeyay. Si ...

Read More »

Daraasad: Dadka cuna khudaarta waxey u nugul yihiin lafa jajab

Himilo – Dadka inta badan cuna khudaarta ay ku yar tahay maadada kaalshiyaamta waxey 43% khatar ugu jiraan lafa jajab ku yimaada marka loo barbardhigo kuwa kale ee qabatimay cunista hilibka, cilmibaaris ayaa sidaasi lagu ogaaday. “Dadka da’da ah ayaa ...

Read More »

Daraasad: Sanadka 2050 kala bar dadka dunida wey cayili doonaan

Himilo – Caadooyinka cunta cunis ee dadyowga caalamka ayaa sabab u noqon doonta in tiro ka badan afar bilyan oo ruux ay noqadaan kuwa cayilan sanadka marka uu gaaro 2050-ka, daraasad cusub ayaa sidaasi tilmaameysa. Sahanka ayaa lagu sheegay in ...

Read More »

Dhaqdhaqaaqyada Salaadda waxey yareeyaan xanuunada Laf-dhabarta

Himilo – Muslimiinta waxaa lagu waajib yeelay inay maalinkii tukadaan shan salaadood, kuwaas oo u ah fursad ay isugu xirayaan Eebbe weynaha abuuray. Dhaqdhaqaaqyada ay sameeynayaa xilliga Salaadda sida xirashada, Rukuucda, Sujuudda iyo kuwa kale waxaa ku jira faa’iidooyin dhowr ...

Read More »

Daraasad: 60% dadka dunida waxa ay ka walaacsan yihiin badqabka cunada ay qaataan

Himilo – Cilmibaaris ay sameeysay shirkadda baarista ee Gallup, ayaa waxaa lagu ogaaday welwelka ay dadka ku nool caalamka ka qabaan cunada ay sida maalinlaha ah u quutaan. Natiijada daraasadda oo afti lagu weydiiyay 150-kun oo ruux oo ku kala ...

Read More »

Cilmibaaris: Cabista qaxwada kahor quraacda waxa ay isku dheelitirtaa sokorta ku jirta dhiigga

Himilo – Cilmi-baaris cusub oo ay sameeysay xarunta nafaqada, jimicsiga iyo dheef shiidka ee jaamacadda Bath, ayaa lagu sheegay in cabista koob qaxwa ah kahor quraacda ay kaalin ka qaadato isku dheelitirka sokorta ku jirta dhiigga aadanaha. Cilmibaarista oo lagu ...

Read More »

Malabka: Dawada Harkabka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Malabka waxa uu kaga wanaagsan yahay dawada qalajiyaha ah la tacaalidda Herkabka. Sida ay muujineyso natiijada Daraasad ay saameeyeen baarayaal ka tirsan jaamacadda Oxford, Malabka ayaa lagu daweyn karaa Herkabka. Maadooyinka ku jira dareerahan dabiiciga ah ayaa qofka ...

Read More »

Qarniga Ugu Kulul Caalamka

Himilo ­­­­­­­­­­­­­­­­­– Qarnigan 21-aad ee aan nool nahay waxaa loo asteeyay qarniga ugu kulul dunida laga soo bilaabo 1850-kii-kacaankii Warshadaha. Dabagal ay sameeyeen Khubaro dhan 528 oo kasoo kala jeeda 61 dal ayaa lagu sheegay in intii u dhaxeysay sanadihii ...

Read More »
error: Copy lama Ogola Fadlan