Home / Daraasad / Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato

Firaaqada badan oo qofka u keeni karta dhibaato

Himilo – Cilmi baaris cusub oo ay sameeyeen saynisyahanno ku nool dalka mareykanka ayaa soo jeedisay in helidda wakhti badan oo nasiino ah uu waxyeello u geysto caafimaadka maskaxda dadka.

Xogaha la helay ayaa raaha ka rogay in wixii ka badan shan saacadood oo wakhti firaaqo ah ay ka dhalan karaan  dhibaatooyin qofka wax u dhima sida inuu ku bato welwelka oo sii dhaawici kara firfircoonida.

Cimli baarayaal ka tirsan jaamacadda Pennsylvania ayaa daraasad ku sameeyay in ka badan 21,000 oo qof kuwaas oo wakhtigooda firaaqada uu dhexdehxaad yahay.

Natiijada ka soo baxday xog aruurintaas, marka la soo koobo waxaa la ogaaday inay ka caafimaad fiican yihiin kuwa wakhtigooda firaaqada uu badan.

About Ahmed Haaddi

One comment

  1. Acute torsion of uterine leiomyoma CT features levitra action

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan