Home / Caruurta / Cilmi baaris: Ka hor hadalka carruurta waxay bartaan adeegsiga taleefannada!
Carruur adeegsana Tiknolojiyad

Cilmi baaris: Ka hor hadalka carruurta waxay bartaan adeegsiga taleefannada!

Himilo – Ku dhawaad saddex meelood meel carruurta casrigan waxay bartaan adeegsiga taleefannada ama computer ka hor inta aysan hadal baran, warbixinta ayaa sidaas daah rogtay.

Qiyaastii boqolkiiba 29 waxay adeegsiga ku billaabaan xilliga socod baradka, waxay  jecel yihiin sawirada iyo ciyaaraha games-ka.

Labo jirada maalin kasta 15 daqiiqo waxay ku bixiyaan Mobile celcelis, halka daawashada Tv-ga ay ku qaataan 2 saac

Warbixinta waxay intaas ku dartay in Boqolkiiba 70 marka la geeyo iskuulka hoose, isticmaalka waxay ku noqdaan khabiir. Marka ay gaaraan sagaal jirka waxayy diraan 116 farriin qoraal Mobile-ka ah iyo 85 farriimood oo Email ah.

Iyadoo la aaminsan yahay in adeegsiga carruurta uu faa’iido u leeyahay aayahooda tiknolojiyadda, haddana 57% waaldiinta waxay ka wel-wel qabaan badbaadada ubadkooda.

About Ahmed Haaddi

One comment

  1. buy cialis online forum If Twist1 is inhibited then r spondins should be upregulated in the HF

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan