Home / Arrimaha Bulshada / India: Naafada iyo dadka da’da ah oo fursad u helay inay codkooda dhiibtaa iyagoo xaafadahooda jooga.

India: Naafada iyo dadka da’da ah oo fursad u helay inay codkooda dhiibtaa iyagoo xaafadahooda jooga.

Himilo – Gudiga doorashooyinku waxay ku dhawaaqeen in gurigooda iyagoo ku sugan ay codkooda dhiiban karaan dadka lixaadda la’ iyo waayeelka, iyadoo sadax heer lookala qaaday nidaamka cod dhiibashada dalkaa. tani waa markii ugu horeyse oo fursad noocaan ah ay helaan dadka naafada ah.

India waa dalka ugu dadka badan caalamka oo ay ka qabsoonto doorasho shacabku ay hogaankooda doortaan.

Tirada dumarka doorashadan ka qeyb-qaadanaya waxay kabadan tahay doorashooyinkii ugu dambeye ee dalkaa ka dhaca. doorashadii 2019 waxaa codkooda dhiibtay 928 kun halka sanadkan ay gaartay 948 kun

Doorashada xildhibaanada waxaa loo qeybtiye todobo qeyb, waxay soconeystaa laga bilaabo 19 April illaa 1 June.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan